Monday, November 3, 2025

Somalida Västerås oo soo dhaweesay Raaligalinta Maamulka Degmada ee falkii dhawaan dhacay

0
Kadib markii xubin ka tirsan Golaha Deegaanka Degmada Västerås ay war been ah ka sheegtay Somalida ku nool magaaladaasi waxaa dood dheer kadib cadaatay...

Anna Ekström ” Waxaan joojinay Dabaal daga Sanadkan ee Iskuulada Waxbarashada Sare”

0
Dalka Sweden Waxaa Sanad walbo ka dhaca dabaal dag la xiriira ardayda dhameesatay Qeybta sare ee Iskuulka kuwaasi oo qaata Koofida Gaduudan ama Cas...

Sweden oo digniin kale kasoo saartay farogalinta Amaanka Dalka iyo wadamo ka danbeeya

0
Hay'ada Amaanka Qaranka Sweden ee Säpo ayaa digniin labaad kasoo saartay farogalin lagu hayo amaanka Dalka oo ka danbeeyaan Dowlada waaween iyagoo u soo...

Arbetsförmedlingen:- tirada Dadka iska diiwaan galiyay Xafiiska Shaqada oo korortay

0
Tirada inta qof ee shaqada laga fadhiisiiyay ayaa hoos u dhacday todobaadkii hore marka loo barbardhigo kii ka sii horreeyay. Dhanka kale ayey kor...

Turkiga oo diyaarad Ambalaas ah u soo diray Aabo Caawin ku waayay Sweden

0
Aabahey aad ayuu u xanuunsan yahay waxaa laga helay Xanuunka Coronavirus lakin Sweden kama helin wax caawin ah waa erayo ay baraha bulshada ku...

Folkhälsomyndigheten:- Dhimashada Sweden ee Corona waxaa ku soo korortay 40 Qof

0
dhimashada Sweden ee Corona waxaa ku soo korortay 40 Qof taasi oo tirada guud ka dhigeysa 2,192 qof waxana xaalada deg dega ku jira...

Dukaanka MQ ee Sweden oo ku dhawaaqay in dhaqaalo xumo loo xirayo kala bar...

0
tan iyo markii Dalka Sweden oo ku dhawaaqay xanuunka Carona waxaa dhaqaalo xumo uu soo wajahay wadamo badan dukaamo badan oo ku yaala wadanka...

Sharciga Cusub ee Caruurta oo caawinaya Caruur Sadax ah oo Aabahood laga tarxiilayo

0
Xeerka xuquuqda ilmaha ayaa Swden sharci ka noqoday sanadkan, midkaasi oo uu rajeeynayo inuu wax tar u yeesho qoys iyo saddex carruur ah oo ku...

Ramadaan Kariim Dhamaan Akhristayaasha ku xiran Warbaahinta Somaliska.com

0
Dhamaan bulshada somaliyed ee ku xiran Warbaahinta Somaliska ayaan ugu hambalyeeneenaa dhalashada bisha barakeysan ee Ramadaan. Guud ahaan akhristayaasha Somaliska waxaan ugu mahadcelineenaa la socodka...

Dhimashada Coronvirus ee Sweden oo sii korortay Caasimada Stockholm oo ugu badan Xanuunka Convid...

0
Sida Caadiga aheyd Hay'ada Caafimaadka Dadweynaha ayaa soo bandhigtay Xaalada Corona ee Wadanka waxana lagu cadeeyay warbixinta maanta in uusan jirin wax isbadal ah...