Saddex Qof oo ku Dhaawacmay Toogasho ka dhacday Södertälje
Saddex qof ayaa laga helay bannaanka hore ee Hovsjö ee Södertälje iyagoo qaba Dhaawacyo Rasaas av sida uu booliisku ku qoray bogga maamulka. Saddexdaba...
Mobilada oo laga Mamnuucayo Iskuulada Hoose iyo Dhexe ee Sweden
Waxaa la filayaa in dugsiyada hoose/dhexe ee dalkan Iswiidhan ay gebi ahaanba Mamnuucaan aaladaha mobilada ee ardayda sida ku cad soo jeedinta xisbiyada dowladda...
Tirada Dadka ku noo Stockholm oo la shaaciyay, Tiro koob Cusub
In ka badan 990,000 oo qof ayaa ku nool degmada Stockholm. Sidaas waxa muujiyay tirokoobyada cusub ee SSB. Saadaasha ayaa ah in in ka badan hal...
Nin Baraf Dartii ugu geeriyooday Caasimada Stockholm
nin da'diisa lagu sheegay 65 sano jir ayaa baraf dartii ugu geeriyooday Caasimada Stockholm Sida uu sheegay Maamulka Södertälje.
Sida warbixinta lagu sheegay ninkan ayaa...
Xabsi Lagu Xukumay Hooyo iyo Gabadh ay dhashay oo Guryaha ku kireeya Suuqa Madow
Hooyo iyo Gabadh ay dhashay ayaa lagu xukumay Xukun xabsi kadib markii lagu helay in ay guryaha ku kireeyaan Suuqa Madow oo mamnuuc ka...
Haweeney meyd ah oo laga helay bannaanka Örebro
Haweeney 75 jir ah ayaa meydkeeda laga helay guri dabaq ah oo ku yaala Hallsberg ee koonfurta Örebro, sida ay maamulka Magaalada uu sheegay....
Qoysaska leesku keeno Sharuudahooda oo la adkeeyay laga soo bilaabo 1 December
ugu danbeyn hay'ada laanta Socdaalka Sweden ayaa ku dhawaaqday in la adkeeyay sharciyada Dadka Qoysaska isku ah ee imaanaya ama loogu Dacweenayo Sweden.
Sharciyada la...
Dad Badan in laga celiyo Sharciga Degaanshaha Rasmiga ayay aheyd ” Helena Lindberg”
Kumanaan kiis ayaa hey'adda laanta socdaalku aysan kala noqonin sharciga degenaanshaha dadka aan loo ogolayn in ay Sweden sii joogaan, sida uu sheegay hanti...
Dil loo geestay Darawal Taksiile ah oo Shan Qof loo Xukumay
Shan dhallinyaro ah ayaa lagu xukumay dil loo geystay 26-jir taksiile ah oo laga helay meydkiisa Hjälstaviken oo ka baxsan Enköping gu'gan, maxkamadda degmada...
Bank ID oo joojinaya Isticmaalka App-kooda ee Mobilada Huawei
Bank-id ayaa joojinaya wada shaqeyntiisa mobilada qaarkood ee Huawei laga bilaabo Maajo 2024, sida uu qoray Dagens Nyheter.
Adeeggu kuma shaqayn doono talefannada gacanta ee...