Thursday, January 9, 2025
Madaxweynaha Iran Masoud Pezeshkian oo kulan la qaatay Ayman Safadi oo ah wasiirka arrimaha dibadda ee Boqortooyada Urdun ayaa waxa uu carabka ku adkeeyay in tallaabada Israel ay ku dishay hogaamiyihii Xamaas ee Tehran aysan noqon doonin jawaab la'an. Pezeshkian...
Maraakiibta iyo diyaaradaha dagaalka ee Mareykanka ayaa ku wajahan gobolka bariga dhexe iyo deegaanada ku dhow dhow si ay u xoojiyaan difaaca iyo taageerada Mareykanka ee Israa’iil, iyada oo laga cabsi qabo in Iran ay ku qaado Israa’iil, weerar...
Nin Falastiini ah oo weerar ku qaaday bartamaha Israa'iil ayaa dilay laba qof, laba kalena dhaawacay, ka hor inta aysan booliiska toogasho ku dilin, sida ay sheegeen mas'uuliyiinta Israa'iil. Weerarka ayaa ka dhacay magaalada Holon, oo u dhaw Tel Aviv....
Nin 25 jir ah ayaa dhintay ka dib markii dhowr xabadood lagu toogtay maqaayad ku taal Midsommarkransen ee koonfurta Stockholm, sida ay booliiska Sweden ku soo qoreen boggooda internetka. Booliiska ayaa goobta laga wacay  abaaro 11pm fiidnimadii ee Xalay. Ninka...
Ciidanka Ilaalada Kacaanka Iran ayaa warbixintii u horreysay ka soo saaray howlgalkii lagu dilay madaxii xafiiska siyaasadda Xamaas, Ismaaciil Haniyeh oo ka dhacay dhisme ay ilaaliyaan ciidanka Ilaalada Kacaanka oo ku yaalla Tehran. Iran waxay sheegtay in howlgalka dilka loo...
Milatariga Maraykanka ayaa diyaarado dagaal iyo maraakiib dagaal oo badda ah geyn doona bariga dhexe, Pentagon-ka ayaa sidaas sheegtay, kadib markii ay sii korortay xiisadda, xilli Iran iyo xulafadeeda Xamaas iyo Xisbullah ay ku hanjabeen inay ka aargudan doonaan...
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa gelinkii dambe ee Arbacadii kulan degdeg ah ka yeeshay xaaladda ka soo korortay Bariga Dhexe, ka dib weeraradii xagga cirka ee lagu dilay Hoggaamiyihii Ururka Xamaas, Ismail Haniyeh iyo Fu’ad Shukur oo ka...
Wiil 16 jir ah oo u dhashay dalka Sweden ayaa u xiran isku day dil iyo hub uu ku haysto magaalada Copenhagen. Sida ay soo tebisay TT iyada oo tixraacaysa wakaaladda wararka ee Ritzau. Intii ay socotay dhageysiga dacwadda xabsiga,...
Markii u horreysay xubno badan oo Soomaali ah ayaa gobolka Minnesota ku soo muujiyay inay taageersanyihiin xisbiga Jamhuuriga ee Trump, iyagoo sidoo kale taariikhda markii u horreysay musharrax jamhuuri ah goob hal tallaabo u jirta la soo istaajiyay xubno...
Ku dhawaad ​​10,000 oo qof ayaa la filayaa in ay magangelyo weydiistaan ​​Iswiidhan sanadkan, sida uu qoray TT, oo tixraacaysa saadaasha Wakaalada Socdaalka. Taasi oo ah 2,000 in ka yar marka loo eego saadaasha la soo bandhigay bishii Abriil. Saadaasha...