Dowlada Sweden ayaa dooneysa in ay adkeyso sharciga la xiriira diiwaan galinta hoyga iyo danbiyada ka dhalan kara arintaasi.
Waxyaabaha ugu mihiimsan ee dowlada xooga...
Xisbiga Sverigedemokraterna oo kamid ah xisbiyada sweden kuwooda ku jira ololaha xoogan ayaa soo bandhigay siyaasadiisa doorashada ee sanadkan.
Madaxda Xisbiga Jimmie Åkesson ayaa magaalada Örebro ku soo...
Booliska Magaalada Uppsala ayaa gacanta ku dhigay afar qof oo iibiya Daroogada sida goor boliska shaaciyeen.
Ragaan ayaana lagu qabtay guri ku yaala Uppsala halkaasi...
boqorka Henrik ayaa geeriyooday shalay waxa uu guursaday boqoradda waddanka Danmark. Wuxuu noqday 83 jir hada .
Henrik wuxuu ku dhashay Faransiiska sannadkii 1934, laakiin...
Dowlada Sweden ayaa dooneysa in la dhaqan galiyo sharci cusub oo ku aadan dhalaanka iska dhiiba dalka ee kaligii socodka.
Sharcigan ama fakarkaan ayaa dhigaya...
madama wadanka ingariiska uu ka baxayo Midowga yurub waxaa socota qorsho midowga yurub ay ku yareenayaan lacagta ay ku bixiyaan qaxootiga u soo socda...
Xisbiga haya dalka Sweden ee socialdemokraterna ayaa soo jeediyay in caruurta iska dhiibay Dalka ee kaligood socda la siiyo fursad ay ku joogi karaan Wadanka.
Dowlada...
Saaka ayaa maxkamadda magaalada Stockholm laga bilaabay dacwadii lagu waday Rakhmat Akilov oo lagu tuhunsanyahay in uu ka dambeeyay falkii argagxiso ee magaalada Stockholm...
Ciyaar-yahanadda iswiidhishka Stina Nilsson ayaa ku guuleeysatay inay qaado tartanka ciyaarta oradka soo-yaalka ulaha dhaadheer ee barafka, tartanka olompikada ee ka socda magaalada Pyeonchang...
Muwaadinkan Soomaaliyeed oo Magaciisa lagu sheegay Cigaal Daa’uud oo 30 Sano-jir ah ayaa waxaa Meydkiisa laga dhex helay Gaari sida ay Sheegeen Booliska Magaalada...















