Friday, March 13, 2026
Qof kasta oo guriga ku heesta TV waxaa waajib ku ah bixinta lacagta canshuurta ee sanadka hase yeeshee dad badan ayaanan bixin lacagtaasi. Dowlada ayaana...
Inkastoo Dalal ay ku jiraan Somaliya aan loo celin karin Dalkooda Xaalad amaan Hadana Dalalka qaar ayaa Laanta Socdaalka Waxay go.aamisay in Dalkooda loo...
Dowlada Sweden oo sanadkii 2015 xirtay Xaduudaheeda ayaa hada soo saartay go.an kale oo ku aadan xaduudaha Xiran. Sweden ayaa sheegtay in Xaduudaheeda ay xirnaandoonaan...
Mid kamid ah Hooyooyinka Jaaliyadda Soomaalida ee dalka Norway ayaa lagu soo eedeeyay inay xiriir la leedahay Daacish,waxayna Booliska dalkaasi ay ka qabteen xilli...
Kadib Shir jaraa.id oo ay qabteen isbaheysiga Xisbiyada ka jira dalka waxaa dib loo soo celinayaa waxbarashada Dugsiga sare taasi oo lagu dhinayo labo...
Maxkamada Sare ee Laanta socdaalka Dalka Sweden ee Migrationsverketka ayaa soo saartay go.an cusub kaasi oo dib loogu eegay Xaalada Dalka Afganistan ka taagan. Go.anka...
Xafiiska Shaqada Dalka Sweden u qaabilsan ee Arbetsförmedlingen ayaa soo bandhigay sadaalinta shaqooyinka la heli karo Shanta Sano ee soo socota hadii qofka uu barto. Sadaasha...
Raisal wasaarada Norway Haweeneyda lagu magacaabo Elna Solberg ayaa markii ugu horesay dalbatay in Shacabka Norway ay badiyaan dhalmada. Hadalkaasi ayay ka jeedisay Shirweyne Xisbigeeda...
Dowlada Sweden ayaa sanad Walbo marka la gaaro Xagaaga waxay Shaqo abuur u sameysaa dhalinyaro badan kuwaasi oo aan heysan Shaqo. Dhalinyarada Shaqeeneysa ayaa ah...
Siyaasiga Mikael Jansson ayaa maanta isaga baxay Xisbiga Sverigedemokraterna ee Cunsuriga sida uu qoray Joornalka Expressen. Mikael Jansson ayaa soo hogaamiyay Xisbigan Sanadkii 1995 waxana uu...