Sida lagu shaaciyay Baga dowlada Sweden Raisal wasaaraha Dalka Sweden Stefan Löfven ayaa lagu wadaa in uu gaaro Dalka Mareykanka,
Stefan Löfven ayaa booqan doona Dalka mareykanka si uu ula kulmo Madaxweynaha Mareykana Donald Trump kaasi oo ka wada hadlidoonaan qodobo...
Laba wiil oo Soomaali ah ayaa xalay fiidkii siyaabo kala duwan loogu dilay magaalada London ee dalka Ingiriiska, halka mid kalena lagu dhaawacays sida booliska magaaladaas ay sheegayaan.
Dilka Labada wiil oo ka dhacay mid ka mid ah xaafadaha Magaalada...
Magaalada Malmö ee caasimada Sadaxaad ee Dalka Sweden waxaa iskuulada qaar lagu soo rogay amaro cusub oo dhanka cuntada ah,
iskuulada dhexe iyo hoose ayaa laga mamnuucay guud ahaan cunista raashinka nuuca malawaxa ee Pannkaka kaasi oo horey looga cuni...
Marka aad ku sugan tahay Dalka sweden oo kamid ah Wadamada ku yaalla Qaarada Yurub dhankeeda Waqooyi waxaa adag in aad shaqo ku hesho si sahlan waxana dadka badankooda ay u maraan qaabab kala duwan si ay shaqo u...
Magaalada Vetlanda ee hoostagta Jönköping waxaa xalay lagu dilay qof dumar ah oo dhalinyaro ah halka lagu dhaawacay qof kale oo dumar ah taasi oo si xun loo dhaawacay.
Waxay aheyd abaaro 2:00 am ee xalay markaasi oo booliska magaaladaasi uu...
Dowlada sweden ayaa sheegtay in Baasaboorka muwaadimo ay siisay Ahmadreza Djalali oo dhawaan dowlada iiraan ku xukuntay dil toogasho.
Ahmadreza Djalali oo ku noolaa Dalka Sweden ayaa mudadaasi ka shaqeesan jiray Dalka waxana uu heestay Daganaanshaha Dalka Hase yeeshee waxa uu...
waxaa jira dhacdooyin badan kuwaasi oo mararka qaar layaab ah waxana mid kamid ah soo qaatay websiteka thelocalsweden kaasi oo sheegay in haweeney ka tirsan barlamaanka Sweden loo diray sawir xubinta taranka.
ninkii iska lahaa sawirka ayaa sheegay in uu...
booliska magaalada Stockholm ayaa qabtay hub iyo sidoo kale sadax qof kadib markii baareen agagaarka Hallunda ee Degmada Botkyrka.
Mats Eriksson oo u hadlay booliska Stockholm ayaa sheegay in ay heleen hub xiliga ay qaadeen baaritaanka lakin ma uusan sheegin nuuca...
Xili qoraal kasoo baxay Wakaalada socdaalka sweden ee Migrationsverket lagu shaaciyay in jawaabaha la siinayo dadka is dhiibay kahor sanad 2017 ayaa dhanka kale waxaa qoraalka la socday warar kale oo la xiriir dhanka dadka qaxootiga.
Qaxootiga sweden iska dhiibay ayaa...
Wakaalada Socdaalka Dalka sweden ee Migrationsverket ayaa soo gudbisay xaalada dadka magangalyo doonka ee iska dhiigay dalka iyo waqtiga ay ku helikaraan jawabaaha.
Migrationsverke ayaa dhanka kale waxa uu soo saaray isla markana ku celiyay qaxootiga la filan karo sanadkaan aan...