Thursday, January 16, 2025
Sida ay sheegtay hay.ada laanta socdaalka Sweden ee Migrationsverket waxaa lagu wadaa in la xiro goobaha lagu qaabilo qaxootiga badankooda. Arinta xiritaanka ayaana timid kadib markii hoos u dhacay tiradada dadka magangalyo doonka iyo sidoo kale qaabilaada oo hoos u...
Sida ay ku waramayaan booliska magaalada Västerås waxaa toogasho loo geestay qoys ku sugnaa guridooda. booliska magaalada Västerås ayaa hada bilaabay baaritaan la xiriira toogashada kadib markii guri ku yaala magaaladaasi xalay lagu furay rasaas. dadka deegaanka oo maqlay rasaasta ayaa wacay booliska...
Sida ay sheegeen warbaahinta Dalka Norway Asad Abdulle Caydaruus oo asal ahaan kasoo jeeda Dalka somaliya ayaa isku dhiibay booliska dalkaasi. Asad ayaa lagu heestay in uu ka hanbeeyay dil ka dhacay xaafada Holmlia oo loo geestay wiil somali ah...
Dowlada Sweden ayaa shaqada ka joojisay Madaxii hay.ada ceymiska kadib markii laantaasi la kulantay dhaleceyn xoogan. Ann-Marie Begler ayaa xilkaasi laga joojiyay kadib mudo sadax sano ah oo xilkasi ay heysay. arimaha Xilka looga qaaday waxaa kamid ah dadka qaar oo...
Iyadoo Bisha June lagu wado in Barlamaanka la marsiiyo qorshaha Dowlada Sweden ku dooneyso in sharciga lagu siiyo ku dhawaad 9 kun oo dhalinyarada kaligood dalka soo gaaray ayaa arintaasi waxaa isku qilaafsan Xisbiyada Dalka. Xisbiyada qaar ayaa kasoo horjeeda...
Booliska caasimadda Oslo ee dalka Norway ayaa toogasho ka dhacday talaadadii eynu soo dhaafnay xaafadda H¯olmlia u baadi-goobaya wiil soomaali ah kaas oo lagu magacaabo Asad Abdulle Aidaruus islamarkaana dhashay sannadkii 1997-dii. Asad ayaa lugta uga toogtay bannaanka suuq senter ah...
Dalka sweden waxaa hoos u dhacay goobaha caafimaadka iyo sida bukaanka uu ku helayo qaabilaad caafimaad oo deg deg ah taasi oo laga helayo goobaha daryeelka. Qofka xanuunsan isla markana u baahan qaliin waxay qaliinka ku qaadaneysa mudo sadax bil...
Dalka norway oo kamid ah Wadamada ugu adag dhanka sharciga marka la eego qaxootiga dalka ku nool ayaa hada bilaabay qorsho lagu doonayo in ciqaab adag la marsiiyo waalidka ubadkiisa uga soo taga Dalka dibadiisa. Ciqaabta waxaa isku raacay Xisbiyada...
Xisbiga moderate ayaa dhaleeceeyay qorshaha Xisbiga Center kaasi oo shalay taageeray qorshaha Dowlada ay sharciga ku siineyso dhalaanka kaligii socodka, Hogaamiyaha Xisbiga moderate Ulf Kristersson ayaa sheegay taageerida Xisbiga Centerka ee Dowlada uu yahay mid gooni u ah. '' Codka Moderate maahan midka Centerka...
Kala dheereynta carruurta waxa ay faa’iido u leedahay hooyada Iyo dhalaankeeda waa haddii ay waaliddiinta Soomaalida ay Ku dadaalaan caafimaadka carruurtooda iyo midda hooyada. Markii la joogo Soomaaliya waxaad arkeysaa hooyooyin da’ ahaan Aad u yar oo wata carruur badan...