xisbiyada Dalka sweden oo ku tartamaya doorashada dalka ka dhaceysa bishada Semtemper ayaa diirada saaraya waxyaabaha shacabka baahida weyn u qabaan.
Xisbiga moderaterna ayaa doorashadiisa waxa uu diirada saarayaa sadax qodob kuwaasi oo ugu muhiimsan ololaha doorashadiisa.
Qodobada uu diirada saarayo Xisbiga moderaterna...
xili dhawaan la magacaabay wasiirka cadaalada ee dalka norway ayaa durba waxa ka hadlay amaanka caasimada oslo oo dhawaan qalalaaso ka dhaceen.
Wasiirka Cadaalada Norway Tor Mikker wara ayaa sheegay in Caasimada aysan qaadi karin qaxooti kale oo dheeraad ah.
Hadalka...
Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya Enköping wiil dhalinyaro ah ayaa lagu toogtay magaaladaasi habeenkii xalay.
wiilka dhalinyarada ayaa loo dhaawacay si xun waxana hada lagu daweynayaa isbitaalka mid kamid ah dhaqaatiirta ayaana sheegay in xaaladaasi lala tacaalayo.
wax yar kadib booliska...
Saadaashi u danbeesay eey sameesay Hay.ada laanta Socdaalka Sweden ee Migrationsverket Go.anka Jawaabaha magangalyadoonka ayaa qaadanaya ku dhawaad 13 bilood oo u dhiganta Sanad iyo ka badan.
Sida Saadaasha ay sameesay Laanta socdaalka go.anka waqtiga dheer ayaa sabab u ah...
Inkastoo Dowlada Mareykanka ay horay u joojisay qaabilaada Qaxootiga kasoo gala dhanka Xaduudaha ayay hada bilowday Qabilaada.
Ku dhawaad 17 Ruux oo u badan Dumar iyo Caruur ayaa laga sii daayay dhanka Xaduuda Mexico iyo Mareykanka kuwaasi oo horay loo...
Hay.ada dhanka socdaalka u qaabilsan Sweden ayaa sheegtay in Dad badan ay ku dhumanayan sweden kuwaasi oo helay Diidmo.
laanta socdaalka Sweden ee Migrationsverket ayaa sheegtay in dadkaasi aysan u baahneen difaacid isla markana dalkooda ku laaban karaan.
'' Waxay ka...
Jaalliyadda Soomaalida ku nool Maraykanka ayaa argagax ka qaaday fal ay Boliska Maraykanka ku toogteen Haweeney Soomaali ah oo la oran jirey Shukri Cali Saciid oo 36-jir ahayd.
Labo Sarkaal oo ka tirsan Boliska Gobalka Georgia ayaa la sheegay inay...
raisal Wasaaraha Sweden Stefan Löfven oo maanta qabtay shir jaraa.id ayaa balan qaaday saro u qaadida lacagta ay qaateen dadka waayeelka (pensionen).
dadka lacagta loo kordhinayo waa ku jira dadka ka shaqeeyay goobaha nadiifinta, Nadiifiyaasha, Macalimiinta iskuulada Caruurta , Darawalada...
Maanta waa 30-ka April waa maalin dadka reer Sweden ay u dabaal dagaan ( Valborgsmässoafton. )
Caawa oo kale dadka waxay caado ama dhaqan u heestaan in ay shidaan dab weyn goobo badan oo dalka ah Sidoo kale Waxaa la...
Dowlada Sweden ayaa wada qorsha wax looga badalayo dadka lixaadka la kuwaasi oo u baahan caawinta.
Dowlada ayaa dooneysa in ay badasho sharciga LSS kaasi oo wax ka oranaya hanaanka loo caawinayo dadka aan lixaadka u dhameestirneyn.
Sharci badalka ayaa imaanaya...