Thursday, January 16, 2025
Hay.ada booliska Sweden ayaa ka hadashey go.an la xiriira Booliska oo ogolaaday aadaanka in banaanka uga soo baxo masaajidyada ku yaalla Magaalada Växjö. Shirka jaraa.id ayaa booliska lagu waydiiyay su,alo la xiriira sababa keenay in masaajidka loo ogolaado aadaanka, Klas Werme oo...
Wasiirka Amniga Qaranka ee Xukuumadda Federalka, Maxamed Abuukar Islow iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah ku jooga Caasimadda dalka Finland ee Helsinki. Wasiir Islow waxa uu casuumaad ka helay Wasiirka Arrimaha Gudaha ee dalkaasi , Kai Mykkänen, sida...
Masaajidka ku yaalla magaalada Växjö ayaa loo ogolaaday aadaanka salaada in kor loogu qaado iyadoo la isticmaalayo sameecado. Booliska Magaalada Växjö ayaa go.ankaasi gaaray maana oo talaado ah waxana arintaasi soo dhaweeyay maslimiinta Växjö oo arintaasi u baahnaa. aadanka salaada ee codka saro loogu...
iyadoo ay soo dhowdahay doorashada dalka Sweden isla markana xisbiyada ku jiraan ololahooda dhanka doorashada ayaa dood adag waxaa loo qabtay xisbiyada ka jira dalka. Dooda ayaa la dhexdhigay hogaamiyaasha xisbiyada taasi oo toos looga daawanayay talafashinka dowlada ee SVT...
inkastoo siyaasada Qaxootiga dalka ay ku kala duwan yihiin xisbiyada dalka isla markana badankooda kasoo horjeedaan qaabilaada qaxootiga halka qaarkood wataan sharuudo adag oo lagu wajahayo ayaa xisbiga Socialdemokraterna waxa uu kamid ahaa xisbiyada siyaasad ahaan taageersan qaxootiga. Socialdemokraterna ayaa maareeyay...
Dowlada Norway ayaa bilaabeysa mid kamid ah qorshooyin loogu tala galay dadka qaxooti ahaan iskaga dhiibay dalka ee kasoo tagay wadamadooda. hay.ada laanta socdaalka ee norway ayaa sheegay in qalabka kombuterka ee loo yaqaano robotka ku soo kordhisay laanta socdaalka...
Xafiiska Arrimaha Gudaha ee dalka Britain ayaa ku gacan-sayray inay Soomaalida Baajuunka u aqoonsadaan magangelyo-doon. Wargeyska Vice News ayaa qoray in dadka Baajuun-ta ee doonaya inay magangelyo ka helaan dalka Britain ay suurto-gal tahay inay wajahaan in loo masaafuriyo Kenya...
Waxaa  go.ano adag oo dhanka siyaasada qaxootiga soo bandhigay xisbiga Socialdemokraterna kaasi oo looga bartay horay mid ka duwan go.anada xisbiyada kale. Raisal wasaaraha Sweden Stefan iyo wasiirka socdaalka dalka ayaa si wada jir ah shir jaraa.id ugu soo bandhigay qorshaha...
Waxaa maanta go.ano adag oo dhanka siyaasada qaxootiga soo bandhigay xisbiga Socialdemokraterna kaasi oo looga bartay horay mid ka duwan go.anada xisbiyada kale. Raisal wasaaraha Sweden Stefan iyo wasiirka socdaalka dalka ayaa si wada jir ah shir jaraa.id ugu soo bandhigay...
Dowalada Dalka Canada ayaa raadineysa Heshiis labo dhinac ah oo dowlada Mareykanka u ogolaanaya in dib loogu celiyo qaxootiga kasoo gudba dalkaasi ee gala dalka Canada. Qorshaha Qaxootiga dib loogu celinayo waxaa keenay isla markana qorsheenaya Dalka Canada kadib markii...