Friday, January 17, 2025
Booliska Dalka Norway oo kamid ah Hay.ada ugu waaweyn Dalka ayaa soo bandhigay tirada Ajaanibta ku sugan Dalkaasi ee sanadkaan tarxiileen. Booliska Norway ee loo yaqaano PU ayaa sheegay in Sanadkan oo kaliya ay tarxiileen 1619 ajaanib ah kuwaasi oo...
Sida uu sheegay Xisbiga Moderaterna Caruurta ku cusub Dalka Sweden ayaa qasab ku dhigandoono iskuulada Caruurta ee Xanaanada kuwaasi oo ay dhigtaan caruuraha Dalka ku dhasha. Hogaamiyaha Xisbiga Ulf Kristersson oo khudbad ka jeediyay shir uu lahaa xisbigiisa isla markana lagu qabtay...
Hay’adda Socdaalka iyo Canshuuraha Maraykanka ee ICE ayaa sheegtay inay Saraakiisha Federalka bilaabeen Baaritaanka Dembiyo la xiriira isku-day lagu doonayey in 92 Soomaali looga soo masaafuriyo dalkaasi bishii December ee sannadkii hore. Dhibanayaasha Soomalaida waxaa haatan lagu hayaa Xarumo dadka...
Sida Somaliska ka heleyso warbaahinta Dalka Taliyaaniga ku dhawaad 330 muhaajiriin ah ayaa laga soo badbaahiyay bada u dhaxeysa Liibiya iyo Taliyaaniga. 37 qof oo kamid ah Dadka la badbaadiyay ayaa laga laga soo badbaadiyay bada waxana badbaadiyay markab gargaar...
Agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Gaanshaanle Sare Maxamed Aadan Koofi oo socdaal  ku maraya dalalka Finland, Norway iyo Belgium  ayaa magaalada Oslo ee caasimadda  Norway  kulamo kala duwan kula qaatey madaxda iyo saraakiisha laanta  socdaalka Norway...
inkastoo dowlada Sweden gaar ahaan xisbiga talada dalka hogaaminaya uu sheegay in uu qaxootiga adkeenayo hadii uu doorashada ku guuleesto markale ayaa dhanka kale waxaa socda qorsho sharci lagu siinayo 9 kun oo dhalinyaro kaligood socod ah kuwaasi oo...
Irshaad Maxamed Axmed ayaa ka badbaaday qorshe lagu soo masaafurin lahaa, kadib, markii ay Dowladda Kanada ku fashilantay inay isaga siiyaan Nuqul ka mid ah Websyatka Dadweynaha ee lagu soo gudbiyey heerka ay marayso Kiiska isaga ka dhanka ah. Irshaad...
Hay.ada laanta socdaalka Sweden ee Migrationsverket ayaa ka hadashey xaalada Dadka magangalyodoonka kuwaasi oo dalka sweden iska dhiibay isla markana jawaabtooda sugaya waqti dheer. Hay.ada ayaa shaacisay waqtig la sugi karo jawaabaha laanta socdaalka ee sanadkaan marka la fiirsho dadka...
Dowlada Sweden gaar ahaan laanta iskuulada ee Skolverket ayaa soo kordhisay sharicyo cusub oo ku aadan imtixaanaadka qaranka ee la qaado. Sharciyada cusub ayaa yimid kadib markii la qishay isla markana baraha bulshada lagu faafiyay qaar kamid ah imtixaanaadka la...
iyadoo xisbiga socialdemokraterna uu dhawaan shaaciyay in uu adkeenayo arimaha soo galootiga ee dhanka qaxootiga ayaa arintaasi waxaa markale la waydiiyay Raisal wasaaraha sweden Stefan Löfven. Stefan löven oo u waramay wakaalada wararka ee raadiyaha Sweden Ekot ayaa waxa uu sheegay...