Madaxweynaha dalka Faransiiska Emmanuel Macron ayaa maanta oo Isniin ah waxa uu qasriga Madaxtooyada Faransiiska ee Elysee Palace ku qaabilay nin soo galooti afrikan ah oo bad baadiyay nolosha Wiil 4-sano jir ah.
Mamoudou Gassama oo ah 22 jir kasoo tahriibay dalka...
Booliska sweden ayaa markii ugu horeysay qabtay qof mudo 8 sano ahaa macalin bare gawaarida daka doonaya in ay bartaan gawaarida.
ninkaan oo 50 sano jir ah ayaa ahaa macalin iskuul isagoo dowlada ka diiwan gashaneen isla markana wax canshuur...
Waxay aheyd dhacdo dad badan oo somali ah ka yaabisay kadib markii dalka norway gaar ahaan xaafada Holmlia isku toogteen wiilal somali ah.
Weerarkaasi ayaa lagu dhaawacay wiil somalia ah kaasi laga toogtay lugta waxana dhacdadaasi ka hadlay warbaahinta dalka.
Afar...
dhamaadka isbuucaan waxaa kulamay xisbiga Miljopartiet kaasi oo yeeshay kulan weyn oo ka dhacay Caasimada Västerås.
Kulanka ayaa looga hadlay dhoor arimood oo quseeya xisbiga waxana sidoo kale lagu doortay labada hogaamiyaha ee xisbiga hogaaminaya.
Isabella Lövin iyo Gustav Fridolin ayaa markale loo...
Booliiska dalka Canada ayaa sheegay in laba nin ay soo galeen maqaayad ku taalla gobolka Ontario kadibna ay aalad ku qarxiyeeen.
Saraakiisha ayaa sheegay in saddex qof ay si darran ugu dhaawacmeen qaraxa oo habeenkii khamiista ka dhacay maqaayaddaBombay Bhel...
Sanadihii u danbeeyay waxaa soo badanayay weerarada u dhaxeeya kooxaha gangiska ee ku sugan dalka sweden.
kooxaha ayaa dhexdooda isku sameeya toogasho marka uu khilaaf dhexmaro waxana arintaasi keentay in 300 oo toogasho ka dhacdo sweden sanadkii u danbeeyay.
Toogashooyinka ka...
Dowlada Norway ayaa joojineysa lacagtii hore ee dalkaasi u isticmaali jiray taasi oo gareysa 100 ilaa 200 krone.
Lacagta ayaa noqotay mid waqti dheer la isticmaalyo waxana bangiga dhexe ee Dowlada uu sheegay in ay bilaabaneyso lacagta cusub ee dhawaad...
shalay waxaa barlamaanka la hordhigay Sharci Cusub kaasi oo la xiriira Dhanka bulshada gaar ahaan Galmada.
Sharciga oo Barlamaanka Cod u qaaday ayaa loo codeeyay Haa Waxana uu dhaqan galkiisa bilowday Shalay.
Sharciga ayaa la xiriira Dhanka Galmada Waxana kamid ah...
Wasiirka arrimaha socdaalka ee dalka Denmark ayaa si wayn loo cambaareeyay kaddib markii ay ku baaqday in Musliimiinta dalkeeda ay ka baaqsadaan shaqada xilliga bisha barakaysan ee Ramadhaan sababtuna waxay ku sheegtay in dad soomaan ay khatar u horseedi...
Wararka laga helay Xaafada Tensta ee dhacda Waqooyiga Caasimada Stokcholm ayaa sheegay in halkaasi laga helay hub nuuca atomatiga u dhaca iyo rasaastooda.
Sida uu ku waramayo Jooranlka Aftonpladet Hubka ayaa laga helay Nawaaxiga Centerka Xaaflada Tensta ee Caasimada Stockholm.
Hubka...