Thursday, February 19, 2026
Xubnaha Barlamaanka Sweden ayaa lagu dhawaaqay waxana ku jira Qofka ugu dada yar barlamaanka taasi oo lala yeeshay wareysi ku aadan guusheeda. Ebba Hermansson oo...
inkastoo lagu dhawaaqay natiijada doorashada sweden ee Barlamaanka Sweden hadana waxaa wali la shaacin cida sida rasmiga u soo dhiseysa dowlada cusub ee dalka...
kadib markii la dhameeyey codadka laga dhiibtay ku dhawaad 6,325 dagmo waxaa lagu dhawaaqay shalay codadka rasmiga ee xisbiyada ku leeyihiin dhanka barlamaanka. Natiijada rasmiga...
Labada xisbi ee kala ah Socialdemokraterna iyo Moderaterna ayaa u muuqda kuwa saameyn ku yeelatay doorashada sweden oo ilaa hada la gaarin cida hogaamineysa...
Xisbiga FRP oo ah xisbiga sadaxaad ee ugu weyn dalka norway ayaa soo jeediyay sharcig dhigaya in dib loo celiyo qaxootiga suuriyaanka ee ku...
mid kamid ah Musharixiinta Somaliyed ee ku jiray doorashada Sweden isla markana matalayay xisbiga Miljöpartiet ayaa gaartay guul taariikhi ah. Leila Ali Elmi ayaa ku...
Gudiga doorashada sweden ayaa sheegay in xubnaha barlamaanka Sweden la dhameestiray taasi oo tiro ahaan aan ka badalneen kuwii hore loosoo bandhigay.. Gobolada Västra Götaland iyo...
doorashada sweden aya markale dib u dhaceysa waqtigii loogu tala galay oo aheyn maanta oo jimcaha ah. Sida uu sheegay gudiga doorashada tirinta codadka ayaa...
ku loogu tala galay arday oo ku yaalla magaalada Jönköping ayaa xalay uu dab ka kacay halkaasi oo arday badan ku dhaawacantay. Dabka ayaa ka...
sida caadiga ah waxaa ugu horeysa in natiijada doorashada sweden lagu dhawaaqo maalinta jimcaha markaasi oo codadka lasoo dhameestiyado waxana gudiga uu ilaa iyo...