Friday, January 17, 2025
Raisal Wasaaraha Dalka Sweden ahna Hogaamiyaha Xisbiga socialdemokraterna ayaa ka hadlay dhoor arimood kadib qubad uu ka jeediyay Gudaha Magaalada Almedalen isagoo kaga hadlay dhoor arimood. Stefan Lövfen ayaa ka hadlay Kooxaha Naziyinta ee ka jira Halkaasi kuwaasi oo dhibaato cabsi galin...
Norway waxaa ka socda Qorsho Dowlada dalka kula Xisaabtameyso Waalidka heesta Caruurta kuwaasi oo si qalad ah kula Dhaqma. Sida uu qoray Joornalka Aftonpost Hooyo Somali ah ayaa lagu xukumay Mudo Afar sano iyo Bar Xabsi ah. Xukunka ayaa looga dhawaaqay...
Wararka laga helayo Magaalada Örebro ayaa sheegaya in Halkaasi lagu dilay Labo Qof. Weerarka oo ahaa mid toogasho ah ayaa loo geestay 3 Qof waxaana geeriyooday labo kamid ah halka Qofka kale uu dhaawacnay. Sida laga soo xigtay Booliska weerarka ayaa...
Dowlada Denmark ayaa dooneysa in mudo Afar sano ah la Xiro waalidka ubadkooda geeya Dugsi Quraan oo Dalka dibadiisa. Wasiirada Soo galootiga Dalka Denmark inger støjberg ayaa sheegtay in ay dooneyso in mudo Afar sano la xiro waalidka Caruurtooda geeya...
ciyaartan oo kamid ahayd kulamadii ugu adkaa ee laga ciyaaro koobka adduunka wareeggiisa 16-ka ayaa kusoo gabagaboowday waqtigii loogu talagalay guul ay gaareen xidigaha Sweden. Ciyaarta aya kubilaabatay jawi dagan oo labada xulba ay kala waardiyeesanayeen shabaqa walow ay abuureen...
Dalka Sweden waxa bisha Semtember haddii ilaahay yidhaa ka dhici doonta doorasho. Haddaba waxan jeclahay in aan ummadda soomaaliyeed ee deggen Sweden uga waramo xaalado khatar ku ah mustaqbalkooda oo ka dhalan kara natiijada doorashada soo socota. Sweden waxa ka...
Shirkadda diyaaradaha ee Norwegian ayaa dib u bilaabaysa khadkii duulimaad ee Oslo iyo Dubai Dayrta soo aadan. Laga bilaabo 28-ka oktober waxay shirkaddu samayn doontaa shan duulimaad todobaadkii, kuwaasoo ay ku tegi doonto magaalada Dubai, sida lagu xusay war saxaafadeed...
Wadamada Midowga Yurub gaar ahaan kuwooda ku feecan qaabilaada Qaxootiga ayaa hada u muuqda mid kasoo horjeesaanaya Qaabilada Qaxootiga. Wasiirka Arimaha Gudaha Dalka Germalka ayaa iska Casilay xilkiisa sababo la xiriira siyaasada Qaxootiga ee Germalka. Horst Seehofer ayaa Qilaaf xoogan waxa...
Hogaamiyayaasha 16 dal oo kamid ah Midowga Yurub oo Axadii shalay ku kulmay magaalada Brussels ayaa ku heshiin waayey xal u helida Qaabilaada Qaxootiga badan ee qaarada Yurub soogalaya. Kulankan deg degta ah ee shalay ka dhacay xarunta EU-da ayaa...
Sweden 30 May - Xisbiyada Sweden ee ku jira Barlmaanka ayaa u shaqeeya Kooxo kala duwan kuwaasi oo leh Gudiyo. Xisbiyada ku kala jira Guruubyada ayaa u shaqeeya Fakar ahaan sida Canshuurta iyo Sharciga Sweden. Xisbiyada ka yimaada Isbaheysiga iyo kuwa...