Friday, January 17, 2025
Mudo ayaa laga joogaa markii la hakiyay Tareenada Computerka ee ka shaqeeya Stockholm City Station. Sida ay Shaacisay Dowlada gaar ahaa qeybta Gaadiidka waxaa dib loo furayaa dhamaadka Isbuican Tareenada Computerka ku shaqeeya ee ka hawlgala Stockholm City. Furitaanka ayaa yimid kadib markii...
Badmaaxayaasha maraakiibta gacansiga Sweden iyo kuwa caalamka ayaa labaduba ka wel welsan go’aan Talayaaniga uu kaga xirtay dekadihiisa maraakiibta soo badbaadisa tahriibayaasha Afrika ee xaalada deg dega ku gala bada Midatireeniyanka ee u dhaxeysa Yurub iyo Afrika – Maraakiibta ganacsiga...
Raisal Wasaaraha Dalka Sweden Stefan Löfven ayaa gaaray Goobaha ay ka socdaal dabka gaar ahaan Deegaanada uu dabka ku sii fiday. Stefan Löfven ayaa gaaray Deegaanka Ljusdal halkaasi oo dabka Xoogiisa ku fiday waxana uu kula hadlay warbaahinta. Waxa uu sheegay in...
Nin ayaa middi ku weeraray dad saarnaa bas, magaalada ku taalla waqooyiga Jarmalka ee Luebeck, isagoo dhaawacay 14 qof oo 2 ka mid ah ay aad u liitaan,ka hor intii aysan boolisku xirin. Booliska Schelswig-Holstein ayaa sheegay in cidna aan...
Shirkada Telia oo kamid ah Shirkadaha dhanka Taleefanada mid ugu weyn isla markana ku caanbaxday iibinta Taleefanada iyo internetka ayaa hada waxay iibsatay mid kamid ah Talafashida ugu weyn Sweden. Shirkada ayaa iibsatay Talafashinka TV4 kaasi oo aad looga daawado Dalka...
Waaxda Arrimaha Gudaha Mareykanka (Homeland Security) ayaa u ogolaatey ku dhowaad 500 oo Somali ah, in loo cusbooniisiyo sharciga TPS-ka oo ah sharci KMG  badbaadinayana qaxootiga Mareykanka ku nool Maraykanka haysana dhalashada dalkaas. Go’aankan waxaa soo dhoweeyey Hayadaha u dooda...
Sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay hay.ada laanta socdaalka Sweden ee Migrationsverket waxaa la hakiyay sharciga Dugsiga sare ee dhawaan la bilaabay kadib markii Barlamaanka Ansixiyay. Sharciga oo loogu tala galay dhalaanka Kaligii Socodka ee Dalka iska dhiibay isla markana...
Hay.ada laanta Socdaalka Sweden ayaa ka hadashey halka uu marayo go.anka dhawaan Barlamaanka Sweden uu ansixiyay kaasi oo ku aadan helista Sharciga Ee dhalaanka Dalka ku sugan. Sharciga oo fursad lagu siinayo dadka helay diidmada ayaa durba ka bilowday laanta...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumada Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa magaalada Brussels ee Caasimadda dalka Biljimka kula kulmay dhigiisa dalka Sweden Margot Wallström. Kulanka ay qaateen labada Wasiir ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka labada wadan iyo sidoo kale...
Sweden in ka badan 50 Meel ee keynta ah oo Gubaneysa Wali.. Kuleel daran ee ka jira Dalka Sweden waxaa dab xoog leh uu ka kacay qeybo kamid ah Gobolada Dalka Sweden. Ilaa 50 meel ayuu hada dabka ka kacay waxaana...