inkastoo Xisbiga Demokraterna uu kaalinta ugu horeeso ka galay codeento ugu badan caasimada Götenborg isla markna kaalinta labaad ay galeen xisbiga Socaildemokraterna ayaa dhanka...
Sharci cusub ayaa ka bilaabanaya Dalka Finland kaasi oo sameyn xoogan ku yeelanaya bulshada.
Sharciga ayaa dhigaya in Booliska Dalka ay farogalin xoogan ku sameenayaan...
Hogaamiyaha Xisbiga Centerpartiet Annie Lööf ayaa markale ku celisay in aysan dooneenin taageerida Xisbiga Moderateka.
Annie Lööf ayaa diidmadeeda Sabab uga dhigtay in Xisbiga M...
Ilhan Omar ayaa ku guuleysatay tartanka gobolka 5th ee Minnesota, waa qofkii ugu horreeyay oo Soomaali ah oo k amid ah noqda Aqalka Congress-ka ee...
Sida uu daabacay isla markana horay u balanqaaday Websiteka Hay.ada laanta Socdaalka Sweden waxaa lasoo saaray tirada dhalinyarada heshay sharciga deganaanshaha Dalka Sweden kuwaasi...
Xogaamiyaha Xisbiga Moderateka Ulf Kristersson ayaa sheegay in dhibaato kaga imaaneenin Xisbiga SD isla markana uusan u jeedin Halis intaasi la eg.
Waxa uu sheegay...
Shacabka Mareykanka ayaa maanta u dareeray goobaha codbixinta, iyadoo uu loolan adag ka dhexeeyo xisbiga Jamhuuriga iyo xisbiga Dimuqraadiga kuwaaso ku hardamaya la wareegidda...
isbuuca danbe waxaa xaruunta Barlamaanka sweden ka dhaceysa codeen muhiim ah madama siyaasiyiinta ay u codkooda siinayaan Ulf Kristersson.
lakin Codeenta iyo rajada uu Ulf...
Dadka Mareykanka ah ayaa dooran doona talaadada maanta ah 435 xubnood oo ka mid noqonaya Aqalka Congress-ka iyo 35 kursi oo ka mida 100...
Raisal wasaarihii hore ee Sweden ahna Siihaya Xilkaasi Stefan Löfven ayaa ka hadlay Hadalka afayeenka Barlamanka iswiidhan kasoo yeeray maanta kaasi oo ahaa isbuucaan...














