Wednesday, January 28, 2026
Weerar loo adeegsaday Mindi ama Toorey ayaa ka dhacay Xaafada Rosengård ee ku taalla caasimada Sadaxaad ee Wadanka sweden ee Malmö. Weerarka ayaa ka dhacay...
Dowlada Norway ayaa soo bandhigtay tirada Qaxootiga ay soo qaadaneyso sanadka danbe gaar ahaan qoondada ay kasoo qaadaneyso Caalamka. Tirada Qaxootia qaadaneyso ayay sanadkan saro...
Hogaamiyaha Xisbiga Moderaterna Ulf Kristersson ayaa maanta la kulmaya Afayeenka Barlamaanka Sweden kulankaasi oo dhacaya galabta. Ulf Kristersson ayaa heesta mudo labo isbuuc ah waxana hada...
Saaka aroortii hore ayaa mar qura waxaa dhul gariir ka dhacay Galbeedka Dalka Sweden gaar ahaan galbeedka Skövde. Warbaahinta gudaha ee Gobolkaasi oo ka waramay...
Xalay saqdii dhexe ayaa iskuul waxbarsho waxaa lagu gubay Magaalada Uppsala gaar ahaan nawaaxiga Gottsunda. kooxaha dab damiska oo gaaray goobta ayaa isku dayay in...
Dalka sweden waa iska caadi rabashadaha ka dhaca goobaha iskuulada iskuulada qaar ayaa hada bilaabay qorsho ay kaga hortagayaan rabashada dhaca. Baaritaan uu sameeyay Talafashinka...
Mudo isbuuc iyo dhoor maalin ayaa ka hartay waqtiga uu qabtay Hogaamiyaha Xisbiga Moderateka oo sheegay in uu soo dhisayo dowlada u badan Garabka...
Sida laga Soo xigtay Kamuunka Falu oo ka tirsan Kamuunada Sweden ayaa raadinaya dadka Haga ama Caawiya Qaxootiga ku Cusub Wadanka. Ururada Bulshada ee Kamuunka ayaa...
Guddiga Abaalmarinta Nobelka (Nopel Peace Prize) ayaa maanta magaalada Oslo ee dalka Norwa uga dhawaaqey in dhahtarka la yiraahdo Denis Mukwege iyo gabadha la...
Dadka ku sugan Dalka Sweden ee da.dooda gaareysa 65 sano jirka ayaa qaba cudurka maskaxda iyadoo laga daweeyo cudurada maskaxda oo kaliya. Warbixin ay sameesay myndigheten...