Dowlada Norway ayaa markii ugu horeesay qeexday go.an ku aadan qofka muwaadinka ku sugan dalka in uu qaadan karo dhalasho labo dal.
arintaasi oo dood adag ka taagneyd ayaa markii ugu horeeyay loo fasaxay in dadka heesta dhalashada dalka norway...
sida warbaahinta shaacisay wiil dhaliyaro ah ayaa lagu toogtay caasimada labaad ee dalka sweden Gotenborg sida uu ku waramayo joornalka Aftonpladet.
Toogashada ayaa ka dhacday irida hore ee Länsmansgården ee xaafada Hisingen ee Gotenborg.
Abaaro 17.05 ee galabnimo ayuu booliska soo gaaray digniin muujineysa...
Dowlada Sweden ayaa soo bandhigtay hindise sharciyeed ku aadan guurka dhalaanka sweden soo gaaray kuwaasi oo qaabab kala duwan ku soo gaara.
Sharciga ayaa dhigaya in guud ahaan la mamnuuco guurka Caruurta Dalka ku cusub ee horay u soo guursaday...
Dilka Muwaadinka Soomaaliyeed ayaa xalay waxa uu ka dhacay Xaafad ka tirsan Magalada Toronta ee dalka Canada,waxaana la sheegay in dilkiisa tooreey loo adeegsaday.
Muwaadinka Soomaaliyeed ayaa waxaa lagu magacaabi jitay Kaafi Bashiir Bahweyn,waxaana inta aan la dilin ka hor ...
Xisbiga Cunsuriga ee Sverigedemokraterna ayaa soo jeediyay in la joojiyo dadka heesta labada dhalasho ama baasaboor ee ku sugan dalka sweden.
hadalka Xisbiga ayaana dood adag ka dhaliyay warbaahinta kale ee Dalka Finland madama ay dalka sweden ku suganyihiin dad badan...
Xisbiga Socialdemokraterna ayaa sheegay in uu doonayo lacag dheeraad ah oo la siiyo ciidanka Difaaca Sweden sida uu sheegay Wasiirka difaaca Peter Hultqvist.
Waxa uu sheegay in Mudada afarta sano ee soo socota ay milatariga Sweden helayaan in ka badan 60 billion taasi...
Xisbiga socialdemokraterna ayaa sheegay in uu saro u qaadayo canshuurta laga qaado bangiyada dalka iyo sidoo kale ganacsiga kale ee laga faa.ido lacagta xad dhaafka ah.
wasiirada dhaqaalaha sweden Magdalena Andersson ayaa shalay oo arbaco ah sheegtay hadalkaasi iyadoo intaasi ku dartay in...
Nin mindi ku hubeesnaa ayaa weerar dhaliyay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac waxa uu ka geestay magaalada Paris ee caasimada dalka Faransiiska.
Inta la xaqiijiyay hal qof ayaa ku geeriyooday weerarkan mindida loo adeegsaday halka labo qof oo kalana...
Sweden tan iyo Sanadkii 2015 waxaa ka hirgalay sharciyo cusub kuwaasi oo qorshaha ahaa adkeynta qaxootiga tirada badan ee dalka iska dhiibay.
Mudo dheer sano kadib waxaa la filayaa in doorashada dalka ka dhaco taasi oo naga xigto mudo dhoor...
iyadoo sanadihii u danbeesay ay taagneyd ugaarsi lagu hayo dadka heesta sharciga dalkaasi norway ayaa dadka qaarkood laga ceshtay sharciga kadib markii lagu eedeeyay in ay wadan kale kasoo jeedan.
Somalida heesata sharciga dalka ee daganaanshaha ayaa qaarkood lagu eedeeyay...