Wednesday, January 15, 2025
Hogaamiyaha Xisbiga Sverigedemokraterna Jimmie Åkesson ayaa ku wargaliyay Hogaamiyaasha Labda Xisbi ee Moderaterna iyo Kristdemokraterna taasi oo ku aadan dhismaha Dowlad wada jir ah. Jimmie Åkesson ayaa sheegay in labada dhinac uu ka dalbaday dhismaha dowlad isagoo intaasi ku daray...
marka laga soo tago xisbi walbo iyo tirada uu heesto waxaa dhanka kale aad iskugu dhow tirada codadka ay heestaan xisbiyada isbaheestay iyo kuwa guduud iyo cagaarka. ilaa 28000 kun oo cod ayaa u dhaxeysa labada garab taasi oo ka dhigan...
Maamulka dhanka doorashada sweden ayaa bartooda val.se waxay ku soo daabacayeen dhanka arimaah doorashada waxana mar qura xalay hawada ka baxay hemsida. Warbaahinta gudaha ayaa siyaabo kala duwan warar uga qoray halka qaarkood ay sheegeen in la weeraray website kaasi...
ma cada cida sida rasmiga ah hogaanka dowlada sweden u qabaneysa mudada afarta sano ee soosocota iyoo ay wali la tirinayo codadka la dhiibtay oo hada kala bar la tiriyay. Xisbiyada qaarkood ayaana xalay saq dhexe la hadlay warbaahinta iyadoo...
Waxaa socota Tirinta codadka Doorashada Sweden oo bilaabatay waxana warbaahinta heshay hordhaca natiijada kasoo baxday codadka lasii tiriyay. Saacada marka ay aheyd 22.45,pm oo daqiiqado kasoo wareegtatay waxaa la tiriyay 5037 cod kuwaasi oo laga tiriyay dhanka deegaanka. Hoos ka Akhirso Codeynta hordhaca iyo Xisbi...
guud ahaan codeynta doorashada Sweden ayaa soo dhamaatay waxaana la xiray Xaruumaha lagu codeenayay iyadoo la bilaabay tirinta codadka. labada talafashin ee TV4 and SVT ayaa waday baaritaan ku aadan cida guuleysan karta iyagoo shacabka waydiinayay xisbiga ay u codeeyeen inkastoo...
Guud ahaan Gobolada Dalka Sweden waxaa ka socota cod bixinta doorashada Sweden oo saacado ka hareen. tirinta Codadka dooraahada kadib ayaa lagu dhawaaqi doonaa Xisbiga ku guuleestay Doorashada Sanadka. Abaaro 00:00 am ee Caawa ayaa lagu dhawaqidoona iyadoo lasoo gudbinayo Gobolada...
Maanta oo ay tahay maalin Axad ah kuna beegan September 9th waa maalin ay sugayeen dadka reer Sweden kuwaasi oo dooranaya Xubnaha Barlamaanka iyo Sidoo kale Xubnaha Golaha deegaanka. Qof kasta oo heesta sharciga Dalka ayaa codeen kara kuwaasi oo...
maanta oo Axad ah ayaa ah maalinta u danbeesa ee doorashada Sweden waxana codadkooda dhiibanaya dadkii u danbeeyay. Gudiga doorashada ayaana diiwaangaliyay ku dhawaad 2 667 869 million maana oo axad ah waana in ka badan maalinta shalay oo aheyd...
doodii habeen hore ee jimcaha ka baxday talafashinka Sweden ee SVT ayaa aheyd dood muran xoogan dhalisay taasi oo keentay in khilaaf ka dhex dhasho xisbiga sverigedemokraterna iyo talafashinka Sweden. khilaafka ayaana yimid kadib hadal uu jeediyay hogaamiyaha xisbiga Jimmie Åkesson oo...