inkastoo lagu dhawaaqay natiijada doorashada sweden ee Barlamaanka Sweden hadana waxaa wali la shaacin cida sida rasmiga u soo dhiseysa dowlada cusub ee dalka hogaamineysa,
Kulanka ugu horeeyay ee Barlamaanka Sweden ayaa shaaciyay kaasi oo dhicidoona 24 Bishan Semtemper markaasi...
kadib markii la dhameeyey codadka laga dhiibtay ku dhawaad 6,325 dagmo waxaa lagu dhawaaqay shalay codadka rasmiga ee xisbiyada ku leeyihiin dhanka barlamaanka.
Natiijada rasmiga ee Xisbiyada ayaana waxba iska badalin natiijadii hore ee lagu dhawaaqay taasi oo ka dhigan...
Labada xisbi ee kala ah Socialdemokraterna iyo Moderaterna ayaa u muuqda kuwa saameyn ku yeelatay doorashada sweden oo ilaa hada la gaarin cida hogaamineysa mustaqbalka.
Hogaamiyaha Xisbiga S ee barlamaanka Anders Ygeman oo saaka ka qeyb galayay dooda raadiyaha Sweden...
Xisbiga FRP oo ah xisbiga sadaxaad ee ugu weyn dalka norway ayaa soo jeediyay sharcig dhigaya in dib loo celiyo qaxootiga suuriyaanka ee ku sugan dalkaasi kuwaasi oo heesta sharciga kumer garka.
Afayeen xisbiga ee arimaha soogalootiga ayaa sheegay in...
mid kamid ah Musharixiinta Somaliyed ee ku jiray doorashada Sweden isla markana matalayay xisbiga Miljöpartiet ayaa gaartay guul taariikhi ah.
Leila Ali Elmi ayaa ku guuleesatay mid kamid ah labada kursi ee xisbigaasi ku leeyahay caasimada labaad ee Götenborg iyadoo...
Gudiga doorashada sweden ayaa sheegay in xubnaha barlamaanka Sweden la dhameestiray taasi oo tiro ahaan aan ka badalneen kuwii hore loosoo bandhigay..
Gobolada Västra Götaland iyo Stockholm ayaa noqday kuwa ugu danbeeyay ee la tiriyay iyadoo guud ahaan la dhameestiray codadka.
Anna...
doorashada sweden aya markale dib u dhaceysa waqtigii loogu tala galay oo aheyn maanta oo jimcaha ah.
Sida uu sheegay gudiga doorashada tirinta codadka ayaa badankeeda lasoo dhameeyay waxana dheeraaday oo kaliya caasimada waaweyn.
Anna Nyqvist oo ka tirsan maamulka doorashada...
ku loogu tala galay arday oo ku yaalla magaalada Jönköping ayaa xalay uu dab ka kacay halkaasi oo arday badan ku dhaawacantay.
Dabka ayaa ka kacay guriga oo ku yaalla nawaaxiga Råslätt. halkaasi oo arday qaarkood ay dabaqa sare kasoo boodeen...
sida caadiga ah waxaa ugu horeysa in natiijada doorashada sweden lagu dhawaaqo maalinta jimcaha markaasi oo codadka lasoo dhameestiyado waxana gudiga uu ilaa iyo hada ku jiraa tirinta codadka la dhiibtay.
Tirinta codadka ayana timaaday kadib markii codadka hada ay...
barlamaanka yurub ayaa wada qorsho wadamada yurub looga dhaqan galiyo sharci cusub kaasi oo adkeenaya in wararka siyaasada lagu baahiyo dhanka internetka iyagoo lacag la.an ah.
qofka kasta oo war ku baahinaya dhanka internetka waa in uu bixiyaa lacag waxaa...