Sweden ayaa qaaday kiiskii ugu weynaa marka loo eego ka ganacsiga dadka. Lix qof ayuu ku dhacay xukun arintaa ku saabsan iyadoo hal qof...
bangiga dhexe Sweden ayaa soo gudbiyey go’aanka heerka lacagta dulsaarka kaasoo howl-galaya 9 janaayo 2019.
Lacagta dulsaarka ee (reporänta) oo ah dulsaarka ay bangiyada ganacsigu...
tirokoob lagu sameeyay fakarka bulshada norway ee ku aadan qaxootiga dalkaasi ayaa loo qabtay Shacabka iyadoo ay kasoo baxeen sida bulshada ugu kala duwanyihiin...
madooneysaa in aad noqoto muwaadin Danish ah oo leh Basaboorka weyn ee dalkaasi waxaa qasab kugu ah in aad salaata ka qaado bulshada kale...
Jonas Millard oo kamid ah Xubnaha Xisbiga SD uga jira Barlamaanka ayaa si qasab ah looga joojiyay shaqadiisa Barlamaanka.
go.anka ayaa yimid kadib markii website...
Madaxweynihii hore ee Mareykanka xaaskiisa Michelle Obama ayaa lagu wadaa in ay daaha ka rogto buugeeda Cusub ee lagu Magacaabo ( My History )...
Hay.ada laanta socdaalka dalka sweden ayaa soo bandhigtay qaab casri ah oo caruurta kaligood socodka loogu mareeyay degmooyinka dalka gudahooda.
Hanaanka ayaa ah mid guuleestay...
labada Xisbi ee kala ah Krp iyo Frp ayaa aqbalay wada hadal dowlada norway lala galo kaasi oo salka ku haya heshiis laga gaaro...
Afhayeenka baarlamanka Andreas Norlén ayaa sheegay inaaney baarlamanka ka dhici doonin cod qaadis ku saabsan ra’iisal wasaare mudada ka horeysa fasaxa.
Afhayeenka ayaa doonaya iney...
Ulf Kristersson oo ka hadlay xaflad dhalashadiisa uu qabtay ayaa sheegay in dad badani la yaabeen iskaashiga xisbiyada Isbahaysiga. Afarta dhinac midkoodna kama wada...















