Hay.ada laanta socdaalka dalka sweden ayaa soo bandhigtay qaab casri ah oo caruurta kaligood socodka loogu mareeyay degmooyinka dalka gudahooda.
Hanaanka ayaa ah mid guuleestay...
labada Xisbi ee kala ah Krp iyo Frp ayaa aqbalay wada hadal dowlada norway lala galo kaasi oo salka ku haya heshiis laga gaaro...
Afhayeenka baarlamanka Andreas Norlén ayaa sheegay inaaney baarlamanka ka dhici doonin cod qaadis ku saabsan ra’iisal wasaare mudada ka horeysa fasaxa.
Afhayeenka ayaa doonaya iney...
Ulf Kristersson oo ka hadlay xaflad dhalashadiisa uu qabtay ayaa sheegay in dad badani la yaabeen iskaashiga xisbiyada Isbahaysiga. Afarta dhinac midkoodna kama wada...
Siyaasiyiinta maamulo degmooyinka Karlshamn iyo Olofström ee gableedka Blekinge ayaan dooneyn iney arday u diraan degmada Sölvesborg kadib markii ay maalmulka degmadaa la wareegaan...
Maren Ueland oo 28 sano jir ah una dhalatay Dalka norway iyo Louisa Vesterager Jespersen oo 24 sano jir kana soo jeeda Denmark ayaa...
Raisal wasaaraha Dalka Bengienka Charles Michel ayaa ka tagay xilkiisa ka dib markii uu waayay kalsoonida xisbiyada kale , sida uu sheegay wargeyska Belgien...
isbuucii aan soo dhaafnay ayuu Barlamaanka Dalka sweden meel mariyay miisaaniyad cusub ee Xisbiyada M iyo KD kuwaasi oo taageero ka helay xisbiga SD...
Kooxda som United oo kamid ah Kooxaha ugu weyn Sweden kana dhisan Xaafada Rinkeby ayaa lagu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho.
Soo dhaweynta Kooxda waxaa ka...
bishii Diseembar 17, 1918 , Barlamaanka Sweden ayaa go'aamiyay in dumarku ay sidoo kale ka cadeen karaan doorashooyinka. Waxaa laga joogaa 100 sano tan...















