Sunday, May 5, 2024
Waxaa maanta bilaabatay kulanka afayeenka Barlamaanka Sweden uu la qaadnaayo hogaamiyaasha Xisbiyada Dalka oo aan wali ku heshiin cida hogaamineysa Dalka. Kulanka ugu horeeya ayuu la qaadandoonaa Hogaamiyaha Xisbiga Socialdemokraterna Stefan Löfan isagoo kala hadlaya sidii loo go.an lahaa cida...
Peter Madsen oo kasoo jeeda Dalka Denmark isla markana lagu eedeeyay dilka wariye kasoo jeedda Dalka Sweden ayaa markale lagu xukumay 'xabsi noloshiisa. peter ayaa lagu eedeeyay dilka wariye Kim Wall. oo kasoo jeeda dalka Sweden taasi oo dooneysay in ay...
Qaar kamid ah Xisbiyada Garabka Midig ayaa la fajacay hadal kasoo yeeray Hogaamiyaha Xisbiga KD  Ebba Bush kaasi oo sheegaya in taageero laga helo Xisbiga SD. Ebba Bush ayaa ku doodeysa in loo baahanyahay dhismaha dowalad ay qeyb ka tagay Xisbiga...
Afayeenka Barlamaanka Sweden ee dhawaan la doortay ayaa bilaabaya sidii Xisbiyada Dalka uu kala hadli lahaa cida mataleysa Hogaanka dalka kadib markii xilkaasi laga xayuubiyay Stefan. Andreas Norlén ayaa kulamo gooni ah la qaadandoona xisbi walbo isagoo intaasi kadib qabandoono...
Xisbiyada labada dhinac ee isbaheestay ayaana wali ku heshiinin dhismaha Dowlad wadajir ah waxana dhinac walbo ay doonayaan in dhankoodo dowlad soo dhisaan. Si Garab walbo uu dowlad u soo dhiso waxuu u baahan yahay garabka kale sababtoo ah kuma...
Hogaamiyaha Xisbiga Sverigedemokraterna Jimmie Åkesson oo looga baxay doorashada Gudoomiye ku xigeenka Barlamaanka Sweden ayaa ka hadlay Dhismaha Dowlada Cusub. Jimmie Åkesson ayaa sheegay in uusan xiligan arkeenin in Xisbiyada Alliancen ay heestaan Fikrad dowlada Cusub ku dhisan karaan. Jimmie oo la...
Raisal wasaaraha Dowlada Sweden Stefan Löfven ayaa codka kalsoonida Barlamaanka ka waayay Xubnaha Barlamaanka taasi oo horay loo saadaaliyay. Stefan Löfven ayaa kulanka Barlamaanka kadib qabtay shir jaraa.id waxana uu ka hadlay sida uu u arko kalsoonida laga ceshatay. Waxa uu sheegay...
siyaasada Sweden ayaa noqoneysa mid gaartay halkii ugu sareysay waxaana Barlamaanka uu galay Shaqadiisa Dhabta aheyd. Raisal Wasaaraha Sweden ee waqtigiisa sii dhamaanayo ayaa maanta loo qaaday Codka kalsoonida sidii uu u sii wadan lahaa Xukunkiisa Dowlada. Saaka ayaana la furay...
Hay.ada Kronofogden ee dhanka deemaha ayaa sheegtay in dadka aan bixin kirada guryahooda ay keento in si qasab ah looga saaro xiligaasi. Kronofogden ayaa intaasi ku dartay in qoysas badan laga saaray guryahooda lixda bilood ee ugu horeesay waxana ay sheegtay...
iyadoo bisha july bilowgeeda uu soo baxay sharci cusub oo dhigaya in sharciga dalka la siiyo caruurta dalka ku sugan ee kaligood socodka ayaa dood adag kasoo baxday arintaasi. Maxkamada Gobolka ayaa sharciga dib u fiirisay waxana ay kasoo saartay...