Thursday, June 4, 2026
Khilaaf xoogan ayaa u dhaxeeya Xisbiga Socialdemokreterna ee hogaamiyaha Kamuunka Degmada Götenborg taasi ayaana keentay in Xilka Hogaanka si xoog ah looga qaado Hogaamiyaha...
Gabadha asalkeedu Soomaaliga yahay ee Ilhan Cumar kana tirsan Aqalka Congress-ka dalka Mareykanka ayaa wajaheysa cambaareyn kaga imaaneysa Siyaasiyiin iyo sidoo kale Warbaahinta Yahuuda...
Barlamaanka Dalka norway ayaa Codka kalsoonida u qaaday in la Xadido Mudada Qofka Muwaadinka looga ceshan karo Basaboorka ama dhalashada taasi oo soo jeediyeen...
Wasiirka arrimmaha dibedda Sweden Margot Wallström (S) ayaa saaka xarunta baarlamanka Sweden ku soo bandhigtay dhabbada siyaasad- dibedeedka dawladda Sweden, waxa lagu magacaabo bayaanka...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku biiray weerarka afka ah ee lagu hayo gabadha Soomaaliyeed ee ka tirsan Congareska Mareykanka Ilhaan Cumar oo lagu...
Degmada Gävle ee Dalka sweden waxaa lagu gubay 12 gawaari oo la dhigtay dhoor meel oo kala duwan Waxana Falkaasi warbaahinta u sheegay Booliska Magaalada...
Erna Solbergs ninka ay u dhaxday ayaa loo sheegay inuu qabo xannuunkan ka hor sannadka cusub Warka naxdinta leh ayaa lagu wargeliyey Sindre Finns waxyar...
Dad badan oo aan Swedish ahayn ama asal ahaan ku dhashay dal aan Sweden ahayn ayay haatan si intii hore ka badan ugu sahlan...
Mudo dhoor sano ah ayay soo jiitameysaa Aragtida ku aadan badalka sharciga dhigaya in Qofka waqti walbo looga Ceshan karo Basaboorka ama dhalashada dalka...
Shirkadaha aadka u yar ayaa Shaqaale qaadan kara iyagoo bixinaya Canshuur yar marka ay Qof Cusub Qoranayaan waxana Shirkadaha qaar ay bixinayaan Qeyb kamid...