Friday, January 30, 2026
Dowlada Denmark ayaa dib ugu soo celisay Mohamed ibrahim oo asal ahaan kasoo jeeda Dalka Somaliya kaasi oo sharciga dalka laga ceshtay mudo laga...
Askari ka tirsan Ciidanka Sweden ayaa ku geeriydooday toobar ka socda waqooyiga dalka Sweden kadib markii lagu dhuftay mid kamid ah Gawaarida Ciidanka sida...
Hogaamiyaha xisbiga Kristdemokraterna, Ebba Busch Thor,ayaa  bogga Facebook ku cadeeysay in xisbigeedu wadashaqeeyn siyaasadeed la yeelan karaan Sverigedemokraterna. Su´aalaha aanu qeeybsanayno isku fikir khalad uma arko in...
Dowlada Sweden gaar ahaan xisbiga S ayaa doonaya in lacagta amaahda ee ardayda ka helaan hay'ada CSN lagu qaadi karo kaararka lagu kaxeeyo Basaska...
Madaxa Swedbank Birgitte Bonnesen ayaa ka hadashay markii ugu horeysay ilaa iyo markii la soo shaac dhigay warbixintii ku saabsanayd kashifaadda lacagta madow ee...
Agaasimaha NAV Sigrun Vågeng oo noqotay tan kaalinta koowaad kaga jirta liiska xubnahan. Walow ay Erna Solberg tahay ra’iisul wasaaraha dalka Norway haddana waxaa jira...
Ra’iisul Wasaaraha New Zealand haweeneyda la yiraahdo Jacinda Ardern, ayaa shaacisay tallaabooyin ay qaadayso Jimcaha soo aaddan si ay garab istaag ugu muujiso dadka...
Gudaha maktabadda Tensta ayaa waxa ka socda ganacsi maandooriye kaasoo u socdo si aan qarsooneyn. Ganacsigan ayaa keeni  kara in la xiro maktabadda. In kastoo...
Tiro aad u yar ee qoysaska Yurub oo doorta inay carruur badan dhalaan. dalalka  EU/EØS midkoodna hadda uma dhawo inuu tirada dadkiisa isku dheeli...
Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka George W Bush ayaa amaanay saameynta ay dadka soo galootiga ah ku leeyihiin waddankiisa, xilli uu khudbad u jeedinayay...