Friday, January 30, 2026
tan iyo sanadkii 2015 shirkadaha kireeya guryaha ee Degmada Örebro ayaa bilaabay qorsho ay kula dagaalamayaan dadka suuqa madow ku kireeya guryahooda. Warbixin lagu qoray...
Dadka reer Ukrain ayaa maanta codadkooda ka dhiibtay doorashada madaxtinimada, taasoo uu ku guuleystay nin majaajiliista ah oo aanan laheyn khibrad siyaasadeed. Natiijooyinka hordhaca ah...
Dhalinyaro lagu dilay koonfurta Sweden, Koonfurta Dalka Sweden gaar magaalada Helsingborg ayaa lagu toogtay labo wiil oo dhalinyaro ah kuwaasi oo jira da'aada 20 sano...
Howlgal ay dalkaasi ka sameeyeen Ciidamada Booliska dalka Giriiga ayaa waxaa ay qabteen in ka badan 60 ruux oo ay ku jiraan Soomaali muhaajiriin...
dhaqaatiir badan oo ku sugan Dalka sweden isla markana kasoo jeeda wadamada caalamka ayaanan heysan Shahaadada dhaqtarnimo ee ( läkarlegitimation ) taasi oo sababeysa...
Booliiska Mareykanka ayaa gacanta ku dhigay nin Senator Ilhaan Cumar oo ka tirsan Congreska dalkaas ugu hanjabay inay dili doonaan, kaasoo ah Cunsuri ay...
Barlamaanka Midowga Yurub ayaa Ansixiyay Sharci Cusub kaasi oo lagu Xakameenayo Qaxootiga Sida Sharci darada ku imaanaya Wadamada xubinta ka ah Midowga Yurub. Sharciga ayaa...
ku soo dhawaada wararka maanta ugu muhiimsanaa oo kooban kuwaasi oo warbaahinta Somaliska.com idin soo diyaarisay waana qeyb ku cusub akhristayaasha Wararkeena. Barlamaanka Yurub oo...
Hay'ada laanta socdaalka Sweden ee Migrationsverket ayaa war ay soo saartay ku sheegtay in ay joojisay dib u celinta Qaxootiga ka yimid Dalka Suudaan...
Xubinta Wararka ugu muhiimsan ee Maanta waa Xubin aan soo qaadin doono maalin kasta isla markana Akhristayaasha ay kala socondoonaan wararka guud ahaan ka...