Friday, February 27, 2026
Hay'ada Sooshiyaalka ayaa afar caruur ah kala wareegay Waalidkooda kadib markii lagu helay in ay Caruurtooda u diideen aadista iskuulka Waxbarashada iyo Goobaha kale...
Doorashada Dalka Denmarka ayaa lagu kala adkaaday kadib markii lasoo dhameeyay tirinta Codadka Doorashada Barlamaanka oo la qabtay. Xisbiyada midigta Fog ee Qaxootiga kasoo horjeeda...
Afhayeenka  Hay’adda Qaxootiga ee UNHCR, Babar Balooj ayaa sheegay inay shaqaalaha Hay’adda ay 96 Qaxooti ah shalay galab ka soo daad-gureeyeen Xeradda dadka lagu...
Duulimaad ka mid ah kuwa shirkadda SAS oo sida shan carruur Norweejiyaan ah oo laga soo qaaday xeryo ku yaalla Suuriya ayaa la keenay...
Hayadda saadaalainta ee magaceeda loo soo gaabiyo SCB, Statistiska centralbyrån, ayaa maanta soo bandhigtay saadaalinteedii taageerada codbixiyeyaasha. Xisbiga Liberalerna ayaa saadaalinta ku helay 3,7%, middaasina...
Maalinta bari ayay ku beegantahay Ciida Sida ay sheegeen Guud ahaan Wadamada Caalamka iyo Sidoo kale Wadankeena Somaliya oo goor dhow xaqiijiyay arintaasi. Dowlada Sacuudiga...
Wasiir cadaalada Dalka Norway ayaa loogu baaqay in uu iska casilo xilka uu dowlada ka hayo. Wasiirka ayaa lagu heesto shaqaaleysiinta Haweeney shari la'an ah...
Sida ay shaacisay hay'ada Cimilada u qaabilsan Dalka Sweden waxaa la filayaa in isbuucaan uu dib u soo laabto kuleelka aadka u sareeyay ee...
Dadka dalbanaya fiisaha ama dal ku galka Mareykanka ayuu sharcigan cusub dhigayaa inay soo gudbiyaan faah-faahinta ay baraha bulshada ku isticmaalaan. Waaxda sharciyada Mareykanka ayaa...
Nin hubeesan ayaa lagu soo waramayaa in toogasho uu dad badan ku dilay ka geestay xarunta dowlada hoose magaalada Virginia Beach ee gobolka Virginia...