Friday, February 27, 2026
Hey´adda Qaxootiga dalka Denmark ayaa sharciga magangalyada dib ugu celisay 59 qof soomaali ah, kuwaasoo kamid ahaa 214 qof oo cabasho ka gudbiyay go´aan...
Sweden bilihii April iyo May waxaa la xiray ku dhawaad 6 Ruux kuwaasi oo lagu eedeeyay in dhibaato ku yihiim amaanka Dalka Sweden iyadoo...
Baabuur si caadi ah loo dhigay parkering ayaa saddex dhacdo oo gooni ah ku kala gubtay qaybo ka mid ah magaalada caasimadda ah ee...
Wararka laga helayo Magaalada Malmö ee Caasimada Sadaxaad ee Dalka Sweden ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay labo qarax kuwaasi oo labo goob...
Dowladda Sweden ayaa maanta Baarlamanka horgaysey hindiseheeda cusub oo ku aaddan sida ay u shaqayn doonaan idaacadaha iyo TV-ga Sweden 6-da sanadood ee soo...
wararka laga helayo bartamaha magaalada Malmö ayaa sheegaya in halkaasi ay booliska ku toogteen qof kaasi oo la dhigay isbitaalka. Ninka la toogtay ayaa hanjabaad...
Dalka Norway oo kamid ah Wadamada Sida aadka sharciyada uga ceshtay qaxootiga ayaa Sharciga waxa uu ka ceshtay Somali badan oo tiradooda lagu sheegay...
Ra’iisul wasaaraha Jarmalka Angela Merkel oo ay la soo gudboonaatay degannaansho la’aan la xiriirta yuhuud nacaybka dalkeeda. Waraysi uu la yeeshay telefishinka CNN ayey ra’iisul...
Wararka laga helayo Degmada Linköping ayaa waxay sheegayaan in halkaasi saaka uu ka dhacay qarax aan la aqoon waxa uu yahay kaasi oo sababay...
Garsoore ku sugan maxkamad ku taal magaalada Minneapolis ee gobolka Minisoto ee dalka  ayaa xabsi 12 sano iyo bar ah ku xukumay Maxamed Nuur...