Jarmalka ayaa qorsheynaya inuu qaabilo ku dhowaad 1,500 oo muhaajiriin ah oo ka kala yimid xeryo kala duwan oo ku yaal jasiiradaha Giriigga ka...
Xukuumadda Solberg waxay soo bandhigi doontaa miisaaniyadda gobolka ee 2021 markay tahay 7 Oktoobar. Hada hogaamiyaha KrF ahna wasiirka caruurta iyo qoysaska Kjell Ingolf Ropstad...
Toddobaadkii la soo dhaafey, in ka badan 1,000 qof ayaa lagu wargeliyey shaqaale-dhimis, wadar ahaan ku dhowaad 100,000 oo qof ayaa hadda la ogeysiiyey...
Silvia Romano oo u dhalatay dalka Taliyaaniga isla markaana bilo ka hor laga sii daayey afduub ay muddo u heysteen Al-shabaab ayaa waxaa loo...
Dowlada Cumaan ayaa soo dhoweysay go’aanka Baxreyn ee ah in ay xiriir caadi ah la yeelato Israa’iil, TV-ga dowladda Cumaan ayaa sheegay sidaasi maanta.
Saldanadu...
Gunnada caadiga ah ee kaaliyeyaasha shaqsiyadeed (personlig assistent) ayaa loo kordhiyay Shaqaalahaasi mudo dhoor sano oo shaqooyinka kale ka danbeeyeen mushahara ahaan.
Photo: Gorm Kallestad/TT.
Laakiin...
Dowlada Faransiiska ayaa dagaalka adag oo dhanka siyaasada ah kula jirta wadanka Turkiga waxana warbaahinta qoreysaa in Faransiiska uusan ka bixi karin dagaal toos...
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa Sabtidii uga digay dhiggiisa Faransiiska Emmanuel Macron "inuusan qasin" Turkiga, iyadoo xiisadda u dhexeysa xulafada Nato ay sii...
Ulf Kristersson, hogaamiyaha xisbiga Moderaterna ayaa sheegay in aysan xil wasiirnimo siineynin Jimmie Åkesson iyo xisbigiisa Sverigedemokraterna mustaqbalka hadii ay dowlad soo dhisayaan.
Photo: Jessica...
Labada guddi ee midowga yurub ee jooga Brussels iyo wadamada midowga yurub ayaa hada si dhaw ula socda waxa ka dhacaya Lesbos falcelinta wadamada...














