Baarlamanka dalka Turkiga ayaa ansixiyey mooshinkii uu dhowaan hor geeyey Madaxweyne Erdogan kaasoo ahaa in ciiddamo Badeed iyo Maraakiib dagaal oo Turkigu leeyahay la...
Booliska Dalka Holland ayaa Sheegay in Nin Qaxooti ah asal ahaan ah kasoo jeeda Dalka Somali lagu dilay Magaakada Den Haag ee Dalkaasi kadib...
Taliska Difaaca Cirka ee Waqooyiga Ameerika ayaa ka hortagay laba diyaaradood oo Ruush ah iyo laba Shiinees ah oo ku duulayay meel u dhow...
Guddiga Midowga Yurub ayaa soo jeediyay tallaabooyin ka dhan ah dal ku galka la siiyo muawaadiniinta Soomaaliya.
Ujeedada talaabooyinkan ayaa ah in Soomaaliya culeys lagu...
Booliiska Jarmalka ayaa maanta gudaha u galay xarunta ugu weyn Shiicada ee ku taalla Hamburg iyo illaa 50 xarumood oo kale oo ay xaruntan...
Ku dhawaad 20,000 oo qof ayaa lumiyay liisanka darawalnimada qeybtii hore ee sanadka 2024. Tani waa koror 2.6 boqolkiiba ah marka loo eego sanadkii...
Shabakadda CBS, ee Mareykanka ayaa soo bandhigtay xog aruurin ay ku sameysay, dhallinyarada, madowga iyo haweenka Mareykanka cidda ay codkooda siinayaan Trump iyo Kamala...
Barlamaanka Dalka Finland ayaa Ansixiyay Sharci cusub oo ku saabsan Sharuudaha lagu qaato dhalashada wadankeeda kaasi oo hore u ahaa mid fudud.
Sharciyada Cusub waxaa...
Muhaajiriin ka badan 2,000 oo qof oo isugu jira dumar, rag iyo carruur oo si saf ah isula socda oo lugeynaya, ayaa Talaadadi kusoo...
Booliska ayaa lagu wargeliyay toogashada ka dhacday Södertälje, sida uu baahiyay wargayska Aftonbladet. Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhaawacmay
Booliisku ayaa dhankooda xaqiijiyay inay...














