Madaxweynaha Iran Masoud Pezeshkian oo kulan la qaatay Ayman Safadi oo ah wasiirka arrimaha dibadda ee Boqortooyada Urdun ayaa waxa uu carabka ku adkeeyay...
Maraakiibta iyo diyaaradaha dagaalka ee Mareykanka ayaa ku wajahan gobolka bariga dhexe iyo deegaanada ku dhow dhow si ay u xoojiyaan difaaca iyo taageerada...
Nin Falastiini ah oo weerar ku qaaday bartamaha Israa'iil ayaa dilay laba qof, laba kalena dhaawacay, ka hor inta aysan booliiska toogasho ku dilin,...
Nin 25 jir ah ayaa dhintay ka dib markii dhowr xabadood lagu toogtay maqaayad ku taal Midsommarkransen ee koonfurta Stockholm, sida ay booliiska Sweden...
Ciidanka Ilaalada Kacaanka Iran ayaa warbixintii u horreysay ka soo saaray howlgalkii lagu dilay madaxii xafiiska siyaasadda Xamaas, Ismaaciil Haniyeh oo ka dhacay dhisme...
Milatariga Maraykanka ayaa diyaarado dagaal iyo maraakiib dagaal oo badda ah geyn doona bariga dhexe, Pentagon-ka ayaa sidaas sheegtay, kadib markii ay sii korortay...
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa gelinkii dambe ee Arbacadii kulan degdeg ah ka yeeshay xaaladda ka soo korortay Bariga Dhexe, ka dib weeraradii...
Wiil 16 jir ah oo u dhashay dalka Sweden ayaa u xiran isku day dil iyo hub uu ku haysto magaalada Copenhagen. Sida ay...
Markii u horreysay xubno badan oo Soomaali ah ayaa gobolka Minnesota ku soo muujiyay inay taageersanyihiin xisbiga Jamhuuriga ee Trump, iyagoo sidoo kale taariikhda...
Ku dhawaad ​​10,000 oo qof ayaa la filayaa in ay magangelyo weydiistaan ​​Iswiidhan sanadkan, sida uu qoray TT, oo tixraacaysa saadaasha Wakaalada Socdaalka. Taasi...














