Yaxya Ibraahim Xasan Sinwar oo ah 61 sano jir, ayaa qabanaya Booskii Ismaaciil Haniya, waana nin adag oo aad ay uga walaacsan tahay Israaiil,...
Isniintii shalay ayey magaalada Tehran ee caasimada Iran soo gaareen wafdi saraakiil sare oo ka socda dowlada Ruushka.
Saraakiishan ayaa lagu wadaa inay la kulmaan...
Waxaa jirta cabsi xooggan oo laga qabo in dagaal ka qarxo Bariga Dhaxe , iyada oo si weyn loo hadal hayo nuuca ay noqon...
Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Bide, ayaa kulan deg deg ah isugu yeeray saraakiisha amniga Qaranka ee dalkaasi , xilli ay jirto cabsi iyo walaac...
Shacabka Pakistan ayaa maanta bilaabay banaanbaxyo balaaran oo looga soo horjeedo dowlada isla markaana lagu taageerayo hogaamiyaha xiran Imran Khan.
Banaanbaxyadan ayaa lagu soo beegay...
Khasaaro ayaa ka dhashay weerar ay axadii ku qaadeen kooxo xagjir ah Hotel ku yaal magaalada Rotherham town ee England.
Kooxaha midigta fog ee ka...
Ra'iisul wasaarihii Bangladesh Sheikh Hasina ayaa isniintii dalka isaga carartay kadib markii ay is casishay cadaadis kaga yimid malaayiin dibad baxayaasha ah, iyadoo taliyaha...
Qarax ayaa ka dhacay guri villa ah oo ku yaala Malmö, sida ay booliisku ku soo qoreen bartooda. Qof ku sugnaa guriga ayaa dhaawac...
Ra'iisul wasaaraha Britain Keir Starmer ayaa cambaareeyay rabshadaha midigta fog ay wadaan kuwaas oo lagu arkay kooxo burcad ah oo gubay dhismayaal, weerarayay Muslimiinta...
Madaxweynaha Iran Masoud Pezeshkian oo kulan la qaatay Ayman Safadi oo ah wasiirka arrimaha dibadda ee Boqortooyada Urdun ayaa waxa uu carabka ku adkeeyay...














