Lix ka mid ah shaqaalaha hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga Falastiiniyiinta ee Bariga Dhexe (UNRWA) ayaa lagu dilay laba weerar oo cirka ah...
Darawal Taksiile ah ayaa lagu Xukumay Afar sano oo Xabsi ah kadib markii uu kufsi u geestay Nin Naafo ah falkan oo ka dhacay...
Madaxii hore ee Bangiga Swedbank ayaa lagu xukumay Xabsi halsano iyo labo bilood kadib markii lagu helay musuq-maasuq bangiga ah.
Maxkamada Svea oo dhageesatay dacwada...
Sida ay qorayaan warbaahinta Germalka Dowlada dalkaasi ayaa la wareegtay Xaruumaha Qaxootiga ee dowlada UK ka dhistay Dalka Rwanda.
Germalka ayaa qorsheenaya in Qaxootigiisa uu...
qoysas badan oo caruur leh ayaa laga saaraya guryahooda taasi oo walaac gelinaysa gudoomiyaha ururka kiraystayaasha Marie Linder. oo u warantay warbaahinta TT.
Qoysas badan...
Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ayaa lagu arkay Arlanda caawa fiidkii, sida uu sheegay Aftonbladet. Waa maalintii seddexaad oo xiriir ah oo qaylo dhaan ka...
Ukraine ayaa 70 diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ku weerartay saacadihii hore ee maanta caasimadda Ruushka ee Moscow iyo nawaaxigeeda
Waxaa la sheegay inuu hal qof...
Ra'iisul Wasaare Ulf Kristersson (M) ayaa soo bandhigay Xubnaha kamid Noqondoona wasiirada cusub - iyo kuwa bedelaya xilalka wasiirnimo ee horay u hayeen..
Jessica Rosencrantz...
Iswiidhan waxaa ka muuqda isbeddello cimiloeed oo aan caadi ahayn, iyadoo la filayo in waddanku uu diiwaangeliyo heer kulkii ugu sarreeyay ee Sebtembar .
Roobab mahiigaan...
Dhacdadii toogashada ahayd ee Arbacadii ka dhacday dugsiga Trongsund ee magaalada Huddinge, taas oo sababtay dhaawaca arday dugsi dhexe ah iyo arday kale oo xabsiga...














