Amun Abdullahi oo u shaqaynaysay idaacada Sveriges Radio ayaa lagu dilay gudaha Soomaaliya sida ay sheegtay Ekot. Lama oga sababta ka danbeysa dilkan.
Warar ay...
16 Tahriibayaal ah ayaa gaaray dalka Albania, kuwaasi oo ka yimid dhanka Talyaaniga Sida ay Sheegtay Dowlada Italy oo heshiis dhanka Qaxootiga la gashay...
Xisbiyada ku heshiiyay Heshiiska Tidö ayaa doonaya in dhamaan dadka magangalyo doonka ah ay ku noolaadaan xarunta hey’adda socdaalka, waxaana hadda baarayaasha dowladda ay...
Iswiidhan iyo dhowr waddan oo kale oo EU ah ayaa doonaya magangalyo-doonka diidmada helay in lagu hayo meel ka baxsan Midowga Yurub. Sida ay...
Dalka Sweden ayaa kaalinta saddexaad ka galay dalalka Midowga Yurub ee ay ka jirto shaqo la’aanta ugu badan, kadib Spain iyo Greece
Heerka shaqo la'aanta...
Wasiirka difaaca Iran, Mohammadreza Ashtiani ayaa goor dhow sheegay weerar kasta oo ka yimaada Israa’iil inay si adag uga jawaabi doonaan
Wuxuu tilmaamay inaysan wali...
Safaarado Israel ku leedahay Yurub oo la weeraray Booliska Denmark ayaa ka warbixiyay 2 qarax oo ka dhacay meel u dhow safaaradda Israel.
Saraakiisha Booliska...
Hay'adda gaadiidka Sweden ayaa rabta inay joojiso liisanka darawalnimada ee laga soo qaato Wadamada kale. Tani waxaa soo tebiyay dhowr warbaahin.
Dhowr waddan oo Yurub...
Labo qof ayaa la xiray kadib toogasho ka dhacday Rissne oo ku taal Sundbyberg ee waqooyiga Stockholm sida lagu qoray TT.
Labo nin ayaa loo...
Dowlada Norway ayaa sharuud ku xirtay lacagta la helo xiliga dhalmada ee la siiyo hooyada markaasi dhasha lacagtaasi oo gaareysa 92,000 kun oo karoon.
Hay'ada...














