Cumar Jibriil oo 16 jir ahaa ayaa ka mid ahaa dadkii lagu dilay goob timaha lagu qurxiyo oo ku taal Uppsala todobaadkii hore.
Aabbe Ismaaciil...
Dhowr qof ayaa lagu dilay toogasho wax yar ka hor ka dhacday Uppsala. Idaacadda Sweden ayaa sheegtay in saddex qof ay ku dhinteen shilkaasi, tiro kalena ay ku...
Hay’adda Ilaalinta Macaamiisha ee Iswidhan (Konsumentverket) ayaa bilowday baaritaanno ka dhan ah dhowr qof oo caan ah oo saameyn ku leh baraha bulshada, oo...
Dowladda Sweden oo taageero ka heleysa xisbiga Sverigedemokraterna (SD) ayaa ku dhawaaqday hindise sharciyeed ah in dembi laga dhigo baaritaanka bikranimada, bixinta shahaadooyinka la...
Guddi baaritaan oo ay dowladdu magacowday ayaa soo jeediyay in wax laga beddelo siyaasadda magangalyada, oo ay ku jirto in gebi ahaanba meesha laga...
dowlada Sweden ayaa ku dhawaaqday Sharciyo Cusub kuwaasi oo Quseeya badankooda dadka Ajaanibta waxana ugu adag dadka la siiyay Diidmada ee doonaya inay dalka...
Hay’adda Socdaalka ayaa ku dhawaaqday hab adag oo lagu xaqiijinayo codsiyada jinsiyadda, iyadoo ujeedadu tahay in laga hortago dadka khatarta ku ah ammaanka inay...
Dowladda Sweden ayaa ka digtay in heerka shaqo la’aantu uu sii socon doono in kasta oo ay jiraan calaamado soo kabasho dhaqaale sanadka 2025,...
Maalintii labaad oo xiriir ah, waxaa sii socday duqeymaha ay Israa’iil ka geysaneyso Gaza, Wasaaradda caafimaadka ee Falastiin ayaa sheegtay in dhimashadu ay kor...
Dawladda Sweden oo kaashanaysa xisbiga Sverigedemokraterna (SD) ayaa go’aan ku gaadhay in la bilaabo baadhitaan lagu samaynayo xad-gudubyada iyo tacadiyada sharafta la xidhiidha ee...














