Saturday, March 28, 2026
Wakaalada France Press (AFP) ayaa ku warantay, iyadoo soo xiganaysa ilo diblomaasiyadeed, in wadamada Midowga Yurub ay isku raaceen in la qaado dhammaan cunaqabataynta...
Maxkamadeynta labo waalid oo ku nool magaalada Borås ayaa shalay oo Arbaca ah ka bilaabatay eedeymo la xiriira dayacaad weyn, kaddib markii saddex carruur...
Hay’adda Kaalmaynta Ardayda ee CSN ayaa ka codsatay 17,000 oo arday in ay u soo celiyaan kaalmadii dhaqaale ee ay heleen intii ay ku...
Mas’uuliyiinta Talyaanigu waxay ka hor istaageen siyaasiga Danish-Swedish-ka ah ee xagjirka ah, Rasmus Paludan, inuu soo galo waddanka subaxnimadii Khamiista ee maanta, waxayna ku...
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyay dalka hodonka ah ee Qadar, oo uu ku tegey booqashadiisa labaad ee...
Dawladda UK waxa laga filayaa inay sare u qaaddo shuruudaha luqadda Ingiriisiga oo ay kordhiso muddada sugitaanka degenaanshaha rasmiga ah taas oo qayb ka...
Maamulka Xamaas ee Gaza ayaa sheegay in ugu yaraan 28 qof ay ku dhinteen markii Israa’iil ay beegsatay aagga isbitaal ee Khan Yunis, sida...
Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa aad u dhaliilaya qaabka uu Benjamin Netanyahu u maareeyay dagaalka Gaza. Wareysi uu siiyay TF1 ayuu ku sheegay in...
Dowladda Jarmalka ee soo socota ee Friedrich Merz ayaa qorsheyneysa inay xoojiso xakamaynta xuduudaha iyo xaddidaadda codsiyada magangalyada laga bilaabo May 6. Doodda dhexe...
19 qof ayaa lagu dilay labo weerar oo Israa’iil ay ka geysatay waqooyiga Gaza, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee AFP oo soo...