Shacabka Iiraan ayaa u dabbaaldegaya Xabad Joojinta laga gaaray Dagaalka Israel iyo Iran ee qaatay 12-ka Maalin kaasi oo ku soo dhamaaday Fashil.
Dadka reer...
Dowlada Iiraan oo Sheegtay Inaysan ka Tanaasuleyn tignoolajiyada nukliyeerka ee Dalkeeda kaasi oo Sabab u ahaa Dagaal qaatay Mudo 12 Maalin oo u Dhaxeeya...
Hoggaamiyaha Israa’iil ayaa sheegay in madaxweynaha Mareykanka Trump uu ugu mahadcelinayo” weerarka Iran ee Xaruumaha Nukliyeerka.
"Kadib wadahadalkii Madaxweyne Trump uu la yeeshay Ra'iisul Wasaare...
Warqad uu u diray Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Jarmalka Dobrindt, Golaha Yurub ee Xuquuqda Aadanaha, Michael O'Flaherty, ayaa dhaleeceeyay "rabshadaha xad dhaafka ah" ee...
Laba qof oo tahriibayaal ah ayaa Sabtidii iyo Axaddii lagu toogtay laba dhacdo oo kala duwan oo ka dhacay xeryo muhaajiriin ah oo u...
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa xilli dambe oo Isniintii ah ugu baaqay shacabka Iran in ay si degdeg ah uga baxaan magaalada Tehran, isagoo...
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa saxiixay amar cusub oo mamnuucaya gelitaanka muwaadiniinta ka soo jeeda 12 dal oo uu ku jiro Soomaaliya, isaga oo...
Baarlamaanka dalka Finland, ayaa maanta u codeeyey in la kordhiyo sharciga deg-degga ah, kaas oo u ogolaanaya waddanka Waqooyiga Yurub inuu diido codsiyada magan-gelyo...
Madaxweynaha dalka Ukraine Volodymyr Zelenskiy, ayaa maanta soo jeediyey in la dhaqan-galiyo xabbad-joojin ilaa wakhtiga la qabanqaabinayo kulan uu la yeelanayo Madaxweynaha Ruushka Vladimir...
Dhowr qof ayaa ku dhaawacmay ka dib markii uu taksi ku jiiray bartamaha magaalada Malmö maanta, sida ay booliisku sheegeen.
Shilka ayaa ka dhacay isgoys...














