Saturday, January 24, 2026
Qoys ku nool Magaalada Eskilstuna ayaa lasoo saaray Maxkamad kadib markii lagu helay inay Khiyaameeyeen lacag gar-gaar oo ay ka dalbeen Kamuunkooda Sida uu...
Maxkamadda Malmö ee dalka Sweden ayaa afar bilood oo xarig ah ku xukuntay Rasmus Paludan oo u dhashay dalka Denmark. Ninkan ayaa lagu Riday Xukunka...
Donald Trump ayaa ka adkaaday Kamala Harris si uu u noqdo madaxweynaha 47-aad ee Maraykanka. Trump wuxuu noqon doonaa madaxweynihii ugu horreeyay ee laba xilli...
Maanta ayay maxkamada Norway bilowday dacwad lagu soo oogay dhaqtar ku taqasusay cudurada haweenka oo lagu eedeeyay inuu kufsaday 87 haween ah xili ay...
Dowlada Somaliya ayaa kala hadashey dhigeeda Germalka dib u celinta Qaxootiga Somalida ku nool Dalkaasi iyadoo Dowlada Somaliya ay aqbashey qodobkaasi sida uu baahiyay...
Kumanaan qof oo Iswiidhan ku nool ayaa sanad walba luminaya shatiga wadista sababo kala duwan oo ay ka mid yihiin xadgudubyada gaadiidka iyo sababo...
Laanta socdaalka ayaa diiday in ay dib u cusboonaysiiso sharciga shaqada ee muwaadin Ukrain ah, sababo la xiriira kordhinta mushaarkeeda billaha ah oo aad...
Kuuriyada Waqooyi ayaa gantaal ballistic ah u ridday dhanka badda ee bariga dalkaas, sida ay sheegeen milatariga Kuuriyada Koonfureed. Shaqaalaha difaaca ee koofurta ayaan wax...
Faransiiska ayaa ku dhawaaqay inuu adkeenayo Sharciga Wadankaasi ee dhanka Socdaalka isagoo soo celinaya Sharci horay u jiray oo ku aadan dhanka Socdalka wadamada...
Dowlada Germalka ayaa dhimeysa Dheefaha ay helaan Dadka Magangalyo-doonka ee ku nool dalkaasi marka la gaaro Sanadka 2025 sida ay shaacisay  Dowlada Wadankaasi. Magangelyo-doonka Jarmalka...