Friday, January 10, 2025
iyadoo Dowlada Sweden ay ku hoolantahay la dagaalanka kooxaha Dambiyada geesta waxay Dowlada sheegtay in ay ka fakareyso Sidii kaalmada dhaqaale looga jari lahaa kuwa dambiyada ka gala dalka Sweden. Dowlada oo kaa shaneysa xisbiga SD ayaa wada qorshe ay...
Qiimaha baabuurta naaftada iyo shidaalka ee la isticmaalo ayaa kor u kaca bishii Febraayo, halka qiimaha baabuurta korontada uu hoos u dhacay, sida lagu sheegay tirokoobyadii dhawaa ee ka soo baxay shabakada ganacsiga baabuurta ee Wayke. baabuurta korantada ee la...
Qofka ku nool dalka Sweden ee gala Dambi isla markana ay adkaato sidii looga tarxiilli lahaa Wadanka lama siinayo Sharciga Deganaashaha Wadanka Sida ay Shaaciyeen Xisbiyada ku heshiiyay Heshiiska Tidö. Sida uu dhigayo Heshiiska dadka heesta go'anka tarxiilka waa in...
Beesha Caalamka, kooxaha gargaarka iyo ururada xuquuqul Insaanka ayaa cambaareeyay xasuuqa foosha xun ee Israa’iil ay ku dishay in ka badan 193 qof oo sugayay inay helaan gargaar cunto oo degdeg ah waqooyiga Gaza. Qaramada Midoobay ayaa ku baaqday in...
Qof ayaa laga helay magaalada Skärholmen ee koonfurta Stockholm isagoo qaba dhaawacyo Rasaas ah, sida ay booliisku ku soo qoreen boggooda internetka. Dhoor qof oo kamid ah Dadka Deegaanka ayaa Toogashada la wadaagay Booliska iyadoo intaasi kadib goobta uu falkaasi...
Adnan Jama, oo 20 jir ah, ayaa lagu xukumay xabsi daa’in ah iyadoo loo haysto dil iyo isku dayo dhowr ah oo ka dhacay magaalada Rågsved ee magaalada Stockholm sannadkii hore, sida ay ku warrantay warbaahinta. Waxa uu marka hore...
Xisbiyada ku jira Dowlada Sweden ee hada dhisan ayaa shacbiyadooda waxay noqotay mid aad u kacda marka la eego Rayi'uruurintii u danbeesay ee la sameeyay. Raadiyadaha Dowlada oo sameeyay Rayi'uruurin ayaa muujineysa in ay korortay Shacbiyada ay heesteen Dowlada ilaa...
Tirada Magan-galyo doonka Yurub ee Sanadkii 2023 ayaa gaartay halkii ugu sareesay sida lagu cadeeyay warbixin dhawaan lasoo saartay. Warbixinta ay soo saartay Hay'ada u qaabilsan dhanka Magangelyo-doonka Yurub ee AUAA ayay ku sheegtay in Tirada Qaxootiga ee Sanadkii 2023...
Dowladda Faransiiska ayaa bilowday qorshe cusub oo ay baasaboor iyo degenaasho ku siineyso dadka ajnebiga ah dibeda dalkaas jooga. Qorshahan cusub oo ay dooneyso inay kusoo jeedato dadka leh xirfadaha shaqo iyo dadka dhaqaalaha leh ee maalgashiga sameyn kara ayaa...
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in uu rajaynayo in xabad joojin ku meel gaar ah la gaaro colaada Qasa isniinta soo socota. Hakinta colaada ayaa la rajaynayaa inay timaado iyadoo maalmo uun ka dhiman yihiin bilashada bisha barakaysan ee...