Thursday, March 26, 2026
Waa jiraqaxooti ka soo qaxay Suuriya, Afgaanistaan ​​iyo Maali, oo isku dayaya inay galaan Midowga Yurub, waxay ku urursanyihiin muddo bilo ah kayn ku...
Tirokoob ay soo saartay xarunta tirakoobka ee dalka Sweden ayaa muujisay koror ku yimid kiisaska furriinka ee Sweden sanadkii hore. Marka loo eego tirooyinkan, in ka badan 23,600 oo...
Ruushka ayaa ku andacoonaya in uu duqeeyay hangar ku yaalla gobolka Donetsk uuna burburiyay bakhaar ay ku jiraan maraakiibta Maraykanka ee M777. Afhayeen u hadlay...
Ugu yaraan lix qof ayaa ku dhintay weerar gantaal ah oo Sabtidii lagu weeraray guri dabaq ah oo ku yaalla gobolka Donetsk ee uu...
Xukunkii labaad ayaa maanta laga soo saaray kiisas rabshado ah oo ka dhacay deegaanka Sveaparken ee magaalada Örebro oo ka soo horjeeda rabshada halkaasi ka...
Hay'adda caafimaadka dadwaynaha ee Iswiidhan ayaa ku dhawaaqday in guud ahaan 43 xaaladood oo busbus daayeer ah laga helay Sweden, taasoo kor u kacday 15...
Nin ayaa la dhaawacay ka dib markii dhowr jeer lagu tooriyeeyay waddo ku taal bartamaha Malmö subaxnimadii hore ee Sabtida. Sida ay sheegeen Booliska, waxaa soo gaaray...
 Dowladda iyo xisbiga deegaanka ayaa maanta ku dhawaaqay tillaabooyin Cusub oo ay ku tala jiraan in la dhaqan geliyo si loo yareeyo xad-gudubyada ragga...
Haweeney da’ ah oo ku nool magaalada Lund ayaa lagu qasbay in ay ka baxdo guri ka kooban saddex qol oo ay ku nooleyd tan iyo...
bilyaneer Mareykan ah Elon Musk ayaa ku dhawaaqay in la kansalay heshiiskii lagu iibsan lahaa barta ay bulshadu ku xiriirto ee Twitter-ka, bilo ka dib heshiiskii...