dowlada Sweden ayaa ku dhawaaqday Sharciyo Cusub kuwaasi oo Quseeya badankooda dadka Ajaanibta waxana ugu adag dadka la siiyay Diidmada ee doonaya inay dalka...
Hay’adda Socdaalka ayaa ku dhawaaqday hab adag oo lagu xaqiijinayo codsiyada jinsiyadda, iyadoo ujeedadu tahay in laga hortago dadka khatarta ku ah ammaanka inay...
Dowladda Sweden ayaa ka digtay in heerka shaqo la’aantu uu sii socon doono in kasta oo ay jiraan calaamado soo kabasho dhaqaale sanadka 2025,...
Maalintii labaad oo xiriir ah, waxaa sii socday duqeymaha ay Israa’iil ka geysaneyso Gaza, Wasaaradda caafimaadka ee Falastiin ayaa sheegtay in dhimashadu ay kor...
Dawladda Sweden oo kaashanaysa xisbiga Sverigedemokraterna (SD) ayaa go’aan ku gaadhay in la bilaabo baadhitaan lagu samaynayo xad-gudubyada iyo tacadiyada sharafta la xidhiidha ee...
Laga bilaabo maanta, waxaad soo gudbin kartaa canshuur celintaada sanadlaha ah oo ku saabsan khadka internetka.
Haddii aad soo gudbiso soo celintaada elegtarooniga ah iyada...
Hay’adda Socdaalka Sweden ayaa ku dhawaaqday in aysan hadda arag baahida loo qabo joojinta masaafurinta Suuriya, sida ku cad cusboonaysiinteedii ugu dambeysay ee “mawqifka...
Dowladda cusub ee Austria ayaa ku dhawaaqday in ay si degdeg ah u joojinayso hannaanka dib u midaynta qoyska ee muhaajiriinta, iyada oo ku...
Haweeney da’deedu tahay lixdameeyo oo ku nool magaalada Sundsvall ee dalka Sweden ayaa hey’adda caymiska bulshada (Försäkringskassan) ka codsatay in ay u soo celiso...
Dowladda cusub ee Austria ayaa ku dhawaaqday in aysan aqbali doonin magangalyo-doon kasta oo dib loogu celiyo xudduudda Jarmalka iyadoo la raacayo hagitaan cusub...














