Friday, January 10, 2025
Sahmin cusub oo la sameeyay ayaa lagu ogaaday inay hoos u dhacday Kalsnoonida lagu qabo hogaamiyaha Xisbiga SD Jimmie Åkesson kaasi oo sanadihii u danbeyay ahaa mid aad sare ugu kacay. Sahminta Cusub oo la sameeyay inta u dhaxeysa 5...
Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa ku eedeeyay quwadaha reer galbeedka inay taageerayaan waxa uu ku sheegay qorshaha Israel ay ku doonayso inay ku weerarto Lubnaan oo ay “dagaal ku fidiso” gobolka oo dhan. “Israa’iil waxay hadda indhaha ku haysaa...
Maamulka Degmada Solna Ayaa 45,000 kr ku Ganaaxay Qoys ku Nool Degmadaasi oo diiday Amar kasoo Baxay Skoolka Caruurtooda dhigato. Amarka Iskuulka ayaa dhigayay in Caruurta aanan la Kaxeen Xiliga uu Furanyahay Iskuulka lakin taasi waxaa diiday Waalidka oo Caruurta...
Baaritaan Lagu Sameeyay Aabe Labadiisa ku dilay Magaalada Södertälje ayaa laga soo saaray Jawaab ah inuusan Qabin Wax Xanuun Maskaxeed oo Halis ah oo keeni kara dilka Caruurta. Dilka Labada Caruur ayaa Dhacay Bishii Abril ee Sanadkan waxana Xiligaasi la...
Wararka Laga Helayo Jaamacada Gotenborg ayaa sheegaya in Koox Dibad-baxyo oo ka Careysan Xaalada Falastiin ay gudaha u galeen Jaamacada. Dibad-baxyo ayaa ku Aruuray Qolka lagu qabto Shirarka ee Jaamacada sida uu ku waramayo Joornalka DN. Booliska Gotenborg oo soo faragaliyay...
Dowlada sweden ayaa Qorsheeneysa in la adkeeyo Sharuudaha lagu qaato Dhalashada Dalka Sweden Sida ay sheegtay Wasiirada Socdaalka Maria Malmer Stenergard. Sharuudaha Dowlada ay Dooneyso Waxaa kamid ah. Mudada lagu Qaatyo Dhalashada Sweden in laga dhigo 8 sano halka maanta Wadamada...
Raisal Wasaaraha Dalka Denmark ayaa lagu qaaday Weerar Qacan qaad ah xili ay ku jirtay Nolosheeda Caadiga Ah. Nin 39 Sano jir ayaa Weerar Gacan-qaadka u geestay xili ay soo aaday Dukaan si ay u dukaameysato. Booliska Denmark oo xiray ninka...
Taliyihii ciidanka Israa’iil ee ka dagaalamaya magaalada Gaza ayaa ku biiray saraakiisha sare ee Israa’iil oo xalay is casilay, Waxaa uu qirtay inuu ku guuldareystay inuu ilaaliyo khatarta ay kala kulmayaan marinka Qasa, ayna guul ka gaaraan dagaalka mudada 8...
Maanta oo Arbaco ah waxaa Bilaabatay Doorashada Xubnaha Sweden ee u matalaya Barlamaanka Midowga Yurub. Doorashada ayaa la filayaa in lasoo Xiro 9 June iyadoo inta ka horeyso ay Dadka dhiiban karaan Codadkooda. Caasimada Stockholm Goobo Badan ayay Dowlada dhintay Sanduuqyada...
Qofka Sameesaya Akoon Baraha Bulshada ayaa lagu xirayaa sharuud ah inuu isticmaalo kaarkiisa Aqoonsiga si looga fogaado in la sameesto Akoono Fake ah Sida ay shaacisay Madaxda Xisbiga Socialdemokraterna. Magdalena Andersson ayaa ka hadashey Qorshaha Cusub ee Xisbigooda ayay ku...