Friday, January 10, 2025
Ra'iisul wasaaraha Talyaaniga Giorgia Meloni ayaa sheegtay in "tahriibka sharci darada ah uu yahay cadowga socdaalka sharciga ah" mar ay khudbad ka jeedineysay Madasha Socdaalka Trans-Mediterranean Migration ee Hotelka Rixos ee Tripoli. Meloni waxaa ku soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda...
Madaxweynihii hore ee Mareykanka, Donald Trump ayaa lagala cararay goob uu taageerrayaashiisa kula hadlayay oo ku taal magaalada Butler ee gobolka Pennsylvania, kaddib markii la maqlay wax u muuqday rasaas, isagoo markiiba dhulka ku dhacay. agagaarka Trump ayaa waxaa soo...
Dowlada UK ayaa markii ugu horeysay shaacisay in hubka ay ugu deeqday dalka Ukraine loo adeegsan karo duqeynta gudaha wadanka Ruushka. Raysalwasaaraha cusub ee UK Keir Starmer ayaa ka dhawaajiyay in Ukraine ay isticmaali karto gantaalada Storm Shadow ee Britain...
War-murtiyeedka kasoo baxay shirkii NATO ee ka dhacay magaalada Washington ayaa si weyn loogu muujiyey walaaca sii kordhaya ee ku saabsan hubka Shiinaha, dhaqdhaqaaqyada hawada sare, iyo khatarta ballaadhan ee ka imanaysa iskaashiga ay la leeyihiin Ruushka. War murtiyeedkii ugu...
Dowlada Sweden ayaa ku dhawaaqday inay sii Adkeneyso Sharuudaha looga baahanyahay Qofka doonaya in loo keeno Qoyskiisa xaas/nin iyo Caruurtiisa. Wasiirada Socdaalka oo Shir Jaraa'id u qabatay Warbaahinta ayaa Sheegtay in loo baahanyahay Sharuudo dheeri ah oo looga baahanyahay qof...
Dowlada Sweden ayaa Dooneysa in guud ahaan laga Mamnuuco Iskuulada Telefanada Gacanta ee Ardayda  Madama horey looga Mamnuucay xiliga Fasalka oo kaliya Dowlada ayaa dooneysa in Baaritaan lagu sameeyo sidii loo fulin lahaa tilaabadaasi lagu Mamnuucayo Telefanada ay isticmaalaan ardayda. Qaar...
Isbaheysiga xisbiyadda garabka Biddix New Popular Front (NPF) ayaa si lama filaan ah ugu guuleystay doorashada Baarlamaanka dalka Faransiiska oo horey looga cabsi qabay inay ku guuleystaan xisbiga midigta fog ee xagjirka ah ee ajaanibta neceb Rally National (RN). Xisbiga NPF,...
mid kamid ah Shaqaale ka tirsan Hay'ada laanta socdaalka ee Sweden ayaa go'an ka gaartay 66 kiis hal maalin oo kaliya. Ninkan ayaa Laanta Socdaalka ee Migrationsverket-ka waxa uu u qaabilsanaa go'aanada laga gaaro dadka doonayo Ogolaashaha Shaqooyinka. Sida uu qoray...
Deeq-bixiyayaasha ugu waaweyn ee Dimuqraadiga ayaa hadda billaabay inay si joogta ah uga soo muuqdaan warbaahinta, iyagoo ku baaqaya in si deg deg loo beddelo Biden, si loo helo musharrax awood leh oo doorashada November, kula tartama Trump. Aasaasaha Netflix,...
Tiradda dadka codkooda dhiibanaya doorashada ku celiska ah ee Baarlamaanka Faransiiska maanta oo Axad ah ayaa si aad ah kor ugu kacday, xili wareegii 1aad ay todobaadkii hore codod badan ay heleen xisbiga midigta fog ee Rally National (RN). In...