Qaarada Yurub oo Qofkii ugu horeeyay u geeriyooday Cudurka Coronavirus
Qofkii ugu horeeyey ayaa dalka Faransiiska ugu geeriyooday caabuqa Coronavirus kaasoo sidoo kale noqday qofkii ugu horreeyay oo cudurkan ugu geeriyooda meel ka baxsan...
Taliyaaniga oo bilaabay dib u celinta Qaxootiga Somalida ee wadamada qaar markii ugu horeesay
Dowlada Taliyaaniga ayaa bilaabay markii ugu horeesay celinta Qaxootiga somalida kuwaasi oo markii ugu horeesay dib loogu celiyay wadamada Yurub qaarkood halkaasi oo markii...
Hadii aad dhalatay Sanadkan waxaa heleysaa Tikid lacag la’an Yurub oo dhan ah
Hadii aad 18 jir tahay kuna nooshahay wadamada Midowga Yurub waxaa fursad u leedahay inaad mar labaad hesho tareen bilaash ah. Guddiga Yurub ayaa...
Finland oo Qaxooti Somali ah dib ugu celisay Magaalada Muqdisho
Dowlada Finland ayaa Dalka Somaliya gaar ahaan Magaalada Mqudisho waxay dib ugu celisay Qaxooti Somali ah kuwaasi oo Sharciga Finland u diiday mudo dhoor...
Yurub oo Qaxooti Somali ah kasoo qaaday Qaxootiga ku nool Dalka Itoobiya
Dowlada Jarmalka ayaa dib u dejin u sameysay 154 qof oo Qaxooti Soomaali ah, kuwaasoo xalay laga duuliyey magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya...
Shirka Qaxootiga Aduunka oo ka furmay Caasimada Switzerland
Shirka 70-aad ee hay’adda qaxootiga adduunka ayaa maanta ka furmay magaalada Geneva ee dalka Switzerland waxaana ka qeyb-galaya wafuud heer caalami ah.
Shirka ayaa sanadkaan...
Wadamada Yurub oo isku Raacay Heshiis lagu qeybsanayo Qaxootiga laga soo badbaadiyo Bada Mediterranean
Wadamada Yurub qaarkood ayaa isku raacay qeybinta Qaxootiga laga soo badbaadiyo Bada Mediterranean kadib markii heshiis ku gaareen wadanka Malta.
Wadamada  Italy, Malta, France iyo...
Madaxweynaha Turkiga oo sheegay in Qaxootiga Suuriya ay u furayaan Xuduuda Yurub
Turkiga ayaa digniin culus u jeediyay dalalka midowga Yurub, iyadoo u sheegtay in haddii dalabkeeda la fulin waayo ay qaadi doonto tallaabo culeys weyn...
Ciid Wanaagsan Bahda Somaliska ku xiran Meelkasta oo aad Dunida ka joogtaan
Maamulka iyo Shaqaalaha warbaahinta somaliska ayaa bulshada ku xiran Somaliska waxay ugu hambalyeenayaan munaasibada Ciidul adxa.
Guud ahaan umada Somaliyed waxay ka codsaneynaa in ay...
Hogaanka Midowga Yurub oo loo doortay Qof Haween ah Markii ugu horeesay
Codeyn qarsoodi ah oo ay sameeyeen guddiga Midowga Yurub ayaa madaxweynaha gudigaasi ugu doortay haweeneydii ugu horeysay ee xilkaasi qabata,taasi oo ah Ursula von...