Dowlada Germalka oo Al-baabada u xirtay 50 Xaruumood oo Islaami Ah
Booliiska Jarmalka ayaa maanta gudaha u galay xarunta ugu weyn Shiicada ee ku taalla Hamburg iyo illaa 50 xarumood oo kale oo ay xaruntan...
Tirada Dadka Laga Ceshtay Liisanka/Körkort-ka oo lasoo bandhigay 2024
Ku dhawaad ​​20,000 oo qof ayaa lumiyay liisanka darawalnimada qeybtii hore ee sanadka 2024. Tani waa koror 2.6 boqolkiiba ah marka loo eego sanadkii...
Xog Uruurin lagu ogaaday Cida Hogaamineysa Doorashada Mareykanka Trump & Kamala Haris
Shabakadda CBS, ee Mareykanka ayaa soo bandhigtay xog aruurin ay ku sameysay, dhallinyarada, madowga iyo haweenka Mareykanka cidda ay codkooda siinayaan Trump iyo Kamala...
Finland oo Sharuudo Cusub ku soo kordhisay Sharciga Dhalashada iyo kan Deganaansha
Barlamaanka Dalka Finland ayaa Ansixiyay Sharci cusub oo ku saabsan Sharuudaha lagu qaato dhalashada wadankeeda kaasi oo hore u ahaa mid fudud.
Sharciyada Cusub waxaa...
Mareykanka Kumanaan Qaxooti ah oo soo dhaafay Xafka Wadankaasi ee dhanka Mexico
Muhaajiriin ka badan 2,000 oo qof oo isugu jira dumar, rag iyo carruur oo si saf ah isula socda oo lugeynaya, ayaa Talaadadi kusoo...
Toogasho ka dhacday Magaalada Södertälje oo Hal Qof ku Dhaawacmay
Booliska ayaa lagu wargeliyay toogashada ka dhacday Södertälje, sida uu baahiyay wargayska Aftonbladet. Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhaawacmay
Booliisku ayaa dhankooda xaqiijiyay inay...
Ra’iisul Wasaaraha Talyaaniga oo sheegtay in socdaalka sharci darada ah uu cadow ku yahay...
Ra'iisul wasaaraha Talyaaniga Giorgia Meloni ayaa sheegtay in "tahriibka sharci darada ah uu yahay cadowga socdaalka sharciga ah" mar ay khudbad ka jeedineysay Madasha...
Mareykanka: Musharax Donald Trump oo ka badbaaday Dil Toogasho
Madaxweynihii hore ee Mareykanka, Donald Trump ayaa lagala cararay goob uu taageerrayaashiisa kula hadlayay oo ku taal magaalada Butler ee gobolka Pennsylvania, kaddib markii...
Dowlada UK oo Ukraine u ogolaatay inay Hubkeeda u isticmaasho Ruushka
Dowlada UK ayaa markii ugu horeysay shaacisay in hubka ay ugu deeqday dalka Ukraine loo adeegsan karo duqeynta gudaha wadanka Ruushka.
Raysalwasaaraha cusub ee UK...
Ururka NATO oo Shiinaha ku eedeeyay Taageerada Ruushka
War-murtiyeedka kasoo baxay shirkii NATO ee ka dhacay magaalada Washington ayaa si weyn loogu muujiyey walaaca sii kordhaya ee ku saabsan hubka Shiinaha, dhaqdhaqaaqyada...