Tuesday, January 27, 2026

Dilka Wiil Somali ah loogu geestay Sweden oo Warar kala duwan kasoo baxayo

0
Mudo laga joogo labo todobaad waxaa dalka Sweden gaar ahaan Nynäshamn ka dhacay Dil ay ka naxeen Dadka Somalida ee ku nool Dalka Sweden...

Bixinta Sharciga Deganaanshaha Rasmiga ee Sweden oo meesha laga saarayo

0
Dowlada Sweden iyo Xisbiga SD ayaa ku tala jira in meesha laga saaro bixinta Sharciga Deganaanshaha ee Dalka iyadoo taasi badalkeeda qof walbo la...

Sweden oo dib u eegeysa Xeerka Musuufurinta ee Socdaalka

0
Dowladda Sweden ayaa maanta ku dhawaaqday baaritaan cusub oo lagu adkeynayo habraacyada ku xeeran xarumaha masaafurinta ee Hay’adda Socdaalka . Wasiirka socdaalka, Maria Malmer Stenergaard, ayaa shir jaraa'id oo...

Sweden oo Tarxiileysa Qoys Sagaal Sano ku noolaa Dalka

0
Hay'ada Laanta Socdaalka Sweden ayaa go'an ku gaartay in dalka laga tarxiilo Hooyo Naela iyo Afar Caruur ah oo ay dhashay kuwaasi oo dalka...

Dowlada Denmark oo ku dhawaaqday Adkeynta Xuduudaha ay la wadaagto Sweden

0
Booliska Denmark ayaa maanta ku dhawaaqay inay kordhiyeen go’aanka ay ku adkaynayaan ilaalinta xuduudka Sweden, ilaa 17ka Agoosto. Waxayna booliisku dhowr toddobaad ka hor go’aansadeen in la xoojiyo kontoroolka...

Sweden oo ogolaansho Cusub laguna gubayo Quraanka siisay Silwan Najm

0
Dowlada Sweden ayaa ogolaansho Cusub siisay Silwan Najm Ogolaashaha oo ah mid ay Banaanbax kaga dhiganeyso Bartamaha Caasimada Stockhom. Silwan Najm ayaa ah Haweeney u...

Dowlada UK oo Sharci ku soo rogtay Dadka Shaqeeya ee Fasaxa u Heysan iyo...

0
Dawladda Ingiriiska waxay ku dhawaaqday inay soo rogi doonto ganaaxyo loo shaqeeyayaasha iyo mulkiilayaasha guryaha ee shaqaaleeyay muhaajiriinta warqad la'aan ama u ogolaatay inay...

Qowmiyada Eritrean-ka oo Markale isku Farasaaray Dalka Canada

0
Dhacdo lamid ah tii ka dhacday Dalka Sweden gaar ahaan inta u dhaxeysa Xaafadaha Tensta iyo Rinkeby ayaa ka dhacday Dalka Canada kadib markii...

Wiil Dhalinyaro ah oo lagu dilay Toogasho loogu geestay Caasimada Stockholm

0
Wiil Dhalinyaro ayaa lagu toogtay goob ganacsi oo ku taal magaalada Stockholm. Booliska ayaa xabsiga u taxaabay afar qof oo loo haysto dambiga. Toogashada ayaa...

Ku Dhawaad 30 Qof oo lagu layahay Labo Dooni oo ku dugtay Xeebaha Talyaaniga

0
Ugu yaraan 30 qof oo tahriibayaal ah ayaa weli la la'yahay ka dib markii laba Dooni ay ku degeen jasiiradda Lampedusa ee dalka Talyaaniga...