Qaabkee Ayuu u dhacay Weerarka loo geestay Ninka Quraanka ku gubay Sweden
Salwan Momika oo caan ku ahaa gubista qur’aanka kariimka ah ee dalka Sweden ayaa lagu weeraray magaalada Södertälje ee koonfurta magaalada Stockholm.
Wakaalada wararka Sweden...
War Deg Deg Ah:- Salwan Momika oo lagu Weeraray Magaalada Södertälje
Sloane Momica oo caan ku ahaa gubista qur’aanka kariimka ah ee dalka Sweden ayaa lagu weeraray magaalada Södertälje ee koonfurta magaalada Stockholm.
Wakaalada wararka Sweden...
Dowlada Sweden oo Qabaneysa Shir looga hadlayo Amaanka iyo Weerarada dhici kara
La taliyaha amniga qaranka Sweden Henrik Landerholm ayaa shir guddoominayay kulan heer sare ah oo dhanka amniga ah oo loogu talagalay in lagu baaro...
Haweeneydii Weerartay Ninka Quraanka ku gubay Stockholm oo Sharaxday Sababta
Haweeneyda isku dayday inay joojiso Dibad-baxa Silwan Momika, oo qur’aanka ku gubayay afaafka hore ee safaaradda Iran ee Stockholm, ayaa ka hadashay sida ay...
Magaalada Västerås oo Labo Qof lagu toogtay Xalay, Dhimasho ka dhalatay
Nin 35 jir ah ayaa u dhintay dhaawac halis ah oo ka soo gaaray toogasho ka dhacday magaalada Västerås habeenkii Jimcaha.
Isla magaaladaas, toogasho kale...
Migrationsverket-ka oo Xaqiijiyay Baaritaan iyo Su’alo ay Waydiiyeen Silwan Momika
Hay’adda Socdaalka Sweden ayaa xaqiijisay inay Silwan Momika su’aalo ku waydiisay saldhiga booliska ee magaalada Stockholm maalintii Khamiista, taas oo qayb ka ahayd baadhitaanka...
Laanta Socdaalka ee Migrationsverket-ka oo hakisay Qaxooti loosoo Qaadi lahaa Sweden
Dhibaatooyinka ka dhashay gubashada qur’aanka kariimka ah ayaa keentay in dib loo dhigo qorshe ay soo diyaariyeen Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha iyo Qaramada Midoobay...
Haweeney Qalabka Dam-damiska ku Weerartay Ninkii Quraanka ku gubay Safaarada Iran
Silwan Momika iyo Silwan Najem ayaa shalay mar kale ku gubay kitaabka qur’aanka kariimka ah afaafka hore ee safaarada Iran ee magaalada Stockholm.
Haweeney ka...
War Deg Deg Ah:- Booliska Sweden oo Ogolaaday Codsi Cusub oo Quraanka Lagu Gubayo
Sloane Momica ayaa booliiska ka helay ogolaansho ah in uu Quraanka ku gubo bannaanka safaaradda Iran ee Lidingö ee caasimadda Stockholm, sida ay ku...
Barlamaanka Sweden oo badankooda kasoo horjeeda Mamnuucista Gubitaanka Quraanka
Bilihii la soo dhaafay Sweden waxaa ka dhacayay dhibaatooyin siyaasadeed iyo kuwo amni oo ay sabab u tahay Falalka Qur’aanka lagu gubay.
Dowladda ayaa la...