Wargelin muhiim ah oo ku socota Soomaalida Belgium, Netherlands iyo Germany Soomaalida Belgium, Netherlands...
Waxaa lagu wargelinayaa dhammaan Soomaalida ku dhaqan waddamada Netherland, Belgium iyo Germany inuu socdo abaabulka bannaanbax ballaaran oo ka dhici doono Magaalada Denhaag ee...
Ukraine oo burburisay markab uu Ruushka leeyahay
Ciidamada qalabka sida ee Ukraine ayaa sheegay inay badda madow ku quusiyeen markab dagaal oo kale oo uu Ruushku leeyahay.
Wasaaradda difaaca ayaa sheegtay in...
Wararkii ugu dambeeyay ee xabad-joojinta GAZA
Waxaa shalay iyo xalay sii xoogeystay dadaallada caalamiga ah ee loogu jiro sidi loo heli lahaa xabad-joojin kale oo ka hirgasha Marinka Gaza, xilli...
Mareykanka Oo Wacad Ku Maray Inuu Ka Jawaabi Doono Weerar Looga Dilay Saddex Askari
Dowladda Mareykanka ayaa Arbacadii shalay ku eedeysay malleeshiyo ku sugan Ciraq oo ay taageerto Iran, in ay ka danbeeyaan weerar loo adeegsaday diyaaradaha dhulka...
Diyaarad dagaal ee F-16 ayna leeyihiin ciidamada milatariga Mareykanka oo ku...
Diyaarad dagaal oo nuuceedu yahay F-16 ayna leeyihiin ciidamada milatariga ee dalka Mareykanka ayaa saakay oo Arbaco ah ku bur burtay xeebaha galbeed ee...
Muxuu yahay khilaafka u dhexeeya Biden iyo Netanyahu ee la xiriira Falastiin?
Dagaalka Qasa ayaa laga cabsi qabaa inuu sababo in bariga dhexe uu dagaalku ku sii balaarto, isla markaana ay kororto kala qaybsanaanta caalamiga ah,...
Joe Biden oo Shaaciyay sida uu Maraykanku uga falcelinayo weerar ay diyaaradaha aan duuliyaha...
Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa sheegay in uu go’aansaday sida uu Maraykanku uga falcelinayo weerar ay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ku dileen saddex askari...
Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Israa’iil oo gudaha u galay Isbitaalka Ibn...
Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Israa’iil oo u labisan sida shaqaalaha caafimaadka, ayaa Talaadadii gudaha u galay Isbitaalka Ibn Sina ee ku...
Mareykanka oo Shaaciyay magacyada iyo Sawirada Askartii Dhawaaan Duqaynta looga laayay
Saddex askari oo katirsanaa ciidamada Mareykanka ayaa lagu dilay weerar loo adeegsaday diyaarad nuuca aan duuliyaha laheyn oo lagu qaaday saldhig ciidamada Mareykanka ku...
Magaalada Götenborg 33 Caruur ah oo dib ugu soo laaban Iskuulada Sanadkan
iyadoo la galay Fasaxyo kooban oo bilowga Sanadka Cusub ah ku dhawaad 33 Caruur ah ayaa dib ugu soo laaban Xaruumahooda Waxbarasho ee Magaalada...














