Dooni Siday 440 tahriibayaal ah oo ku soo xirtay dalka Talyaaniga
Markab laga leeyahay dalka Jarmalka oo lagu magacaabo Sea Watch 3 oo siday boqolaal muhaajiriin ah oo laga soo badbaadiyay badda, ayaa ku xiri...
Faransiiska oo la wareegay hoggaanka Midowga Yurub
Faransiiska ayaa maanta la wareegaya xilka madaxtinimada EU ka dib Slovenia.
Waxaa lagu dabaaldegay magaalada Paris iyadoo la siiyay calaamadda caanka ah ee magaalada -Â Tower Eiffel -...
lacagta Lagu Dalbado Basaboorka Norway oo Laga dhigay 6500 kr, Sharciga Cusub ee Bilaabanaya...
Dowlada norway gaar ahaan Barlamaanka Wadanka ayaa Badalay Qaabka lagu heli karo Dhalashada Wadanka waxaana lagu soo kordhiyay Sharuudo Cusub.
Sanadka Cusub 1 January ayuu...
Norway oo Dadka Somalida ku dhiiro galineysa inay Dalkooda ku laabtaan oo ka Shaqeystaan
Dalka Norway ayaa kamid ah Wadamada Sida aadka ah Somalida ugu noolyihiin Waxana Sanadihii ugu danbeeyay ay Xisbiyada Wadanka noqdeen kuwa neceb Dadka ajaaninta...
Liiska Afar Dal oo Carab ah kuwaasi oo lagu gali karo Shahaadada Talaalka Sweden
Wadamo badan oo ka baxsan Midowga Yurub ayaa ku biiray nidaamka shahaadada dhijitaalka ah ee Corona ee ka socda Midowga Yurub. Waddamadii ugu dambeeyay ee ku biiray waxaa ka mid ah...
Talaalka Afaraad ee Corona oo laga Bilaabay Dalka Israel
iyadoo dunida inteeda kale ay wali la tacaaleyso qaadashada Talaalka labadiisa qeybood ee hore ayuu Dalka Israel bilaabay Talaalka Qeybta Afaraad.
Israel oo kamid ah...
Lix wariye ah oo lagu xiray Magaalada Hong Kong
Booliiska Hong Kong ayaa sheegay in la xiray lix wariye oo ka shaqeynayay ama u shaqeynayay shirkad warbaahineed oo online ah.
Sida laga soo xigtay...
Hargabka shimbiraha oo ku Fidaya Qeybo kamid ah Dalka UK
Mar saddexaad Cudurka shimbiraha ah ayaa laga helay magaalada Watlington ee dalka UK, sida ay sheegtay BBC-da .
Cudurkan cusub ayaa ah kii saddexaad ee muddo...
Sweden oo diiday in ay magangalyo siyaasadeed siiso Siyaasi Ruushka u dhashay
Waaxda dib u eegista magangalyada ee magaalada Boden ayaa diiday in ay magangalyo siyaasadeed siiso Pavel Chupronov oo ka soo horjeeday Dowlada Ruushka, kaas oo ka...
Meydadka Muhaajiriin Kurdiyiin ah oo ku qaraqmay Kanaalka England oo dib loo celiyay
Meydadka ugu yaraan 16 muhaajiriin Kurdiyiin ah ayaa dib loogu celiyay Ciraaq kadib markii ay isku dayeen in ay ka gudbaan kanaalka Ingiriiska halkaasi...