Monday, May 20, 2024

Maxkamad go’aan ka gaaraysa in Trump uu isasoo sharrixi karo doorashada sannadkan ee Maraykanka

0
Maxkamada sare ee dalka Mareykanka ayaa sheegtay in ay dhageysan doonto dacwad taariikhi ah oo lagu go’aamin doono in Donald Trump uu u tartami...

Dalal ka tirsan Midowga Yurub oo si gooni gooni ah uga hadlay Khilaafka kasoo...

0
Midowga Yurub ayaa bayaan uu soo saaray ku sheegay in uu ixtiraamayo “midnimada dhuleed iyo madax-banaanida Soomaaliya”, hase yeeshee waxaa jira dalal xubno ka...

Yaa Sheegtay mas’uuliyadda qaraxyadii ka dhacay Iiraan ee Dadka Badan ku Dhinteen?

0
Kooxda isugu yeerta Dowladda Islaamka ee (IS) ama Daacish ayaa sheegatay mas'uuliyadda qaraxyadii ka dhacay dalka Iiraan. Hogaamiyaha ruuxiga ah ee Iran, Ayatollah Ali Khamenei,...

Maxaabiis jeelka maalmo laga fasaxay oo aan dib u soo laaban

0
Booliska magaalada Rio de Janeiro ee dalka Brazil ayaa baadi goobaya in ka badan 250 maxbuus oo ku guul darraystay inay dib ugu laabtaan...

Wararkii ugu Danbeey maraykanka oo lagu Dilay Imaam Xasan Shariif

0
Imaamka masjid ku yaala magaalada Newark ee gobolka New Jersey ee dalka Mareykanka ayaa la toogtay subaxnimadii Arbacada, welina gacanta laguma soo dhigin ciddi...

Iiraan oo Mareykanka iyo Israa’iil ku eedeysay qarax ay ku dhinteen ku dhowaad 100...

0
Ku dhowaad 100 qof ayaa ku geeriyooday laba qarax oo bambaano ah oo ka dhacay dalka Iiraan, xili ay socotay xaflad lagu maamuusayay sanad...

Qaraxyo ayDad Badan ku dhinteen oo ka dhacay Iiraan

0
In ka Badan  konton qof ayaa ku dhintay tiro kalena way ku dhaawacmeen laba qarax oo ka dhacay badhtamaha Iiraan meel u dhow qabriga...

Waa kuma hoggaamiyaha sare ee Xamaas looga dilay Beirut?

0
Saleh al-Arouri wuxuu ka mid ahaa saraakiisha ugu sarreeya marka la eego hoggaanka Xamaas – wuxuu ahaa hormuudka xagga siyaasadda iyo militarigaba. Ninkan oo 57...

Israa’iil iyo qorshaha dagaalka ee sanadkan 2024-ka

0
Farriinta sanadka cusub ee Israa’iil, afhayeenka ciidamada difaaca Israa'iil ee loosoo gaabiyo IDF ayaa waxa uu sheegay in la habeynayo ciidamada la geynayo furimaha...

Meydka Labo Qof oo laga Helay Stockholm Saacad Gudahood

0
Booliska Sweden ayaa xaqiijiyay in dad lugeynayay ay saaka oo Sabti ah ka heleen labo qof meyd labo goobood oo kala duwan oo ku yaala Stockholm. Magaalada Bajarmossen...