Tirada Dhalashada Sweden oo aad u hooseysa Mudo 20 sano kadib
Tirada dhalmada dalka Sweden ayaa hoos u dhacday, waxayna gaartay heerkii ugu hooseeyay muddo ka badan 20 sano, sida lagu sheegay tirakoob cusub, oo...
Afar Qof oo Muslimiin ah oo siyaabo kala duwan loogu dilay gobolka New Mexico
Booliska gobolka New Mexico ee dalka Mareykanka ayaa baaraya in afar dil oo Muslimiin loogu geestay gobolkaasi ay xiriir leeyihiin
Booliiska magaalada Albuquerque ayaa Jimcihii...
Sarkaal kale oo Ruush ah oo lagu dilay Magaalada Kherson
Sarkaal kale oo Ruushku u magacaabay magaalada Kherson ee la haysto ee Ukraine ayaa lagu dilay isku day dil.
Vitalij Hura, oo ahaa guddoomiye ku...
Midowga Yurub oo ka Walaacsan isku soo dhawaanshaha Dalalka Turkiga iyo Ruushka
Saraakiisha Midowga Yurub ayaa walaac ka muujiyay isu soo dhawaanshaha Ruushka iyo Turkiga, iyagoo ka digay in Turkiga uu isu rogo goob ganacsi oo...
Xubin ka tirsan Barlamaanka Sweden ee Xisbiga SD oo Xubintiisa Taranka u diray Haween...
Xisbiga "Sweden Democrats" ayaa bilaabay inuu baaritaan ku sameeyo mid ka mid ah ku xigeenadiisa baarlamaanka, ka dib markii uu soo diray muuqaal galmo...
Midowga Yurub oo ka hadlay Xiisada u dhaxeysa Dalalka Israel iyo Falastiin
Midowga Yurub ayaa muujiyay walaaca "ba'an" ee ku aaddan xiisadda dhowaan ka dhacday Israa'iil iyo Gaza, iyagoo carrabka ku adkeeyay baahida loo qabo in...
Laanta Socdaalka ee Migrationsverket-ka oo go’an ka gaartay Fanaan u dhashay Dalka Ruushka
Fannaan caan ah oo u dhashay Ruushka Evgeny Fedorov, oo iska dhiibay Sweden bishii Maarso ee la soo dhaafay ka dib markii uu dhaleeceeyay...
Ruushka iyo Ukraine oo midba midka kale ku eedeyay weerarrada lagu qaaday xarumaha tamarta...
Ruushka ayaa ku eedeeyay ciidamada Ukraine inay weerareen xarunta tamarta Nukliyeerka ee Zaporizhzhya, Ukraine ayaa ku eedeysay Ruushka inuu weeraro ka geystay meel u...
Haweenka Qaada Uurka badan ee Ajaanibta ayaa ka hortageynaa ” Hindise Cusub”
Haweenka ku nool Dalka Sweden isla markana dhala caruurta badan ayaa noqotay dooda u dhaxeysa Xubnaha siyaasiyiinta ee matala Lövgärdet.
Siyaasiyiinta Deegaanka ayaa isku raacay...
Taiwan oo ka hadashey Dhoolatuska Chinaha iyo Dagaalka Labada Dal
Milatariga Taiwan ayaa sheegay in tiro badan oo diyaarado iyo maraakiib Shiinees ah oo ka qeyb qaadanaya dhoolatus militari ay u muuqdeen kuwo isku...
















